{"id":3866,"date":"2011-10-31T13:16:22","date_gmt":"2011-10-31T13:16:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3866"},"modified":"2011-10-31T13:16:22","modified_gmt":"2011-10-31T13:16:22","slug":"hay%e2%80%99adda-nabad-sugida-qaranka-soomaaliya-oo-soo-bandhigtay-ciidamo-ay-sheegeen-in-ay-ka-soo-baxsadeen-xarakada-al-shabaabdaawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/hay%e2%80%99adda-nabad-sugida-qaranka-soomaaliya-oo-soo-bandhigtay-ciidamo-ay-sheegeen-in-ay-ka-soo-baxsadeen-xarakada-al-shabaabdaawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ay Sheegeen In Ay Ka Soo Baxsadeen Xarakada Al-shabaab(Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/24.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3870\" title=\"2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/24-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"367\" height=\"205\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/24-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/24.jpg 448w\" sizes=\"auto, (max-width: 367px) 100vw, 367px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Dhalinyaro Ka Tirsaneyd Xarakada Al-shabaab Ayaa manta Soo Bandhigtay \u00a0Hay\u2019adda nabadsugidda qaranka Waxaana Marba Marka Ka Dembeyso soo KordhayaDhaliyarada ka soo baxsaneyso Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ku Dhawaad 40 dhalinyaro ah oo ka soo goosatay Xarakada Al-shabaab\u00a0 isla markaana ay maanta soo bandhigtay hey\u2019aadda nabad sugidda qaranka ayaa sheegay in ay Uu Yahay Go\u2019aankooda in ay isaga soo tagaan al-Shabaab kadib markii ay u dulqaadan wayeen dhibaatada ay ku hayaan shacabka Oo Sheegay Mid Ka mid Ah Dhalintaasi Soo Baxsatay<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/35.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3872\" title=\"3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/35-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"357\" height=\"199\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mid ka mid \u00a0ah saraakiisha hey\u2019adda nabad sugiidda Qaranka Laguna magacaabo <strong>Ibraahim Cumar Aadan <\/strong> ayaa sheegay in hey\u2019addu ku guuleeysatay sidii ay dhalinyarada uga wacyi gelin laheyd Sidii Ay Kaga Soo Baxsan lahaayeen shabaab wuxuuna intaa ku daray in dhaqan celin loo sameeyn doono si loo hagaajiyo mustaqbalkooda Islamarkaana ay Howlgalindoonan.<\/p>\n<p>Dhalinyaradii ka soo goosatay al-shabaab ayaa iyana sharaxay waxa ay shabaabka u qaabilsanaayeen iyo hadda oo ay dowlada ku soo biireen waxa ay filan karaan iyagoo dareen farxadeed ka muujiyay sidii ay u soo dhaweysay Dowlada TFG-da.<\/p>\n<p><a href=\"..\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/42.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"4\" src=\"..\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/42-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"411\" height=\"230\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Dhalinyaro Ka Tirsaneyd Xarakada Al-shabaab Ayaa manta Soo Bandhigtay \u00a0Hay\u2019adda nabadsugidda qaranka Waxaana Marba Marka Ka Dembeyso soo KordhayaDhaliyarada ka soo baxsaneyso Al-shabaab. Ku Dhawaad 40 dhalinyaro ah oo ka soo goosatay Xarakada Al-shabaab\u00a0 isla markaana ay maanta soo bandhigtay hey\u2019aadda nabad sugidda qaranka ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3866","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3874,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3866\/revisions\/3874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}