{"id":38620,"date":"2017-08-02T22:34:53","date_gmt":"2017-08-02T19:34:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38620"},"modified":"2017-08-02T22:35:42","modified_gmt":"2017-08-02T19:35:42","slug":"banaan-bax-looga-soo-hor-jeedo-in-cashuurta-lagu-bixiyo-dolar-oo-ka-dhacey-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/banaan-bax-looga-soo-hor-jeedo-in-cashuurta-lagu-bixiyo-dolar-oo-ka-dhacey-boosaaso\/","title":{"rendered":"Banaan bax looga soo hor jeedo in Canshuurta lagu bixiyo Doolar oo ka dhacey Boosaaso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/banaanbax-bosaso.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38621\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/banaanbax-bosaso.jpg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"585\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/banaanbax-bosaso.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/banaanbax-bosaso-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Banaabaxan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa looga soo horjeeday go&#8217;aan ay dowladda Puntland ku soo rogtay ganacsatada gobolka Bari ,kaasi oo ah in canshuurta \u00a0lagu bixiyo dollar halkii lagu bixin lahaa shilinka Somaliga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Boqolaal dadweyne ah ayaa xiray isku socodka gaadiidka iyo dadka ee magaalada ,waxaana gabi-ahaanba istaagay dhaq-dhaqaaqi ganacsi ee Bosaso wax yar ka dib marii uu bilowday mudahraadkan oo ahaa mid kamid ah kuwii ugu balaarnaa ee ka dhaca Bosaso.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Walaal waxaan isugu soo baxnay in aan muujin-no dareenkeena ku aadan talaabadan ay dowlad-du qaad-day, sidee ayey suurtagal ku tahay in nala dhaho canshuurta dollar ku bixiya \u00a0,Ma maraykan baan joognaa walaal ?&#8221; ayuu yiri Cali Yuusuf oo kamid ah ganacstada Bosaaso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu sheegay in dowlad-du ay bilowday kala soocid-da lacagta shilinka Somaliga ah ,waxaana sida la sheegay dowlad-du ay sheegtay in lacagta magaalada taal ay tahay mid been abuur ah oo laga soo galiyay Koonfurta Somaliya .<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilo ku dhow -dhow wasaarad-da Maaliyadda ayaa HOL u sheegay in Puntland arintan ay ku dhaqaaq-day ka dib markii lacagta Puntland laga isticmaalo laga diiday qaybo kamid ah gobolada dhexe ee Somalia.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dibad-baxayaasha ayaa ka dalbaday in laga laabto go&#8217;aanka lagu kala soocayo lacagta Shilinka Somaliga ah ,taasi oo saamayn xoogan ku yeelatay danyarta ku dhaqan magaalada ,kuwaasi oo horey ula daalaa dhacayay sicir bararka.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, lama oga talaabada xigta ee ay dowlad-du qaadan doonto,iyadoo wali ay xiran-yihiin inta badan goobihii ganacsiyada ee magaalada Bosaaso oo ah xarunta ganacsig ee maamulka Puntland.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38485\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Banaabaxan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa looga soo horjeeday go&#8217;aan ay dowladda Puntland ku soo rogtay ganacsatada gobolka Bari ,kaasi oo ah in canshuurta \u00a0lagu bixiyo dollar halkii lagu bixin lahaa shilinka Somaliga. Boqolaal dadweyne ah ayaa xiray isku socodka gaadiidka iyo dadka ee magaalada ,waxaana gabi-ahaanba istaagay dhaq-dhaqaaqi ganacsi ee Bosaso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38620"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38623,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38620\/revisions\/38623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}