{"id":38585,"date":"2017-08-02T18:18:29","date_gmt":"2017-08-02T15:18:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38585"},"modified":"2017-08-02T18:20:51","modified_gmt":"2017-08-02T15:20:51","slug":"kulanka-barlamaanka-oo-ajendihiisu-yahey-goaan-ka-gaarista-wasiirka-dastuurka-soomaaliiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/kulanka-barlamaanka-oo-ajendihiisu-yahey-goaan-ka-gaarista-wasiirka-dastuurka-soomaaliiya\/","title":{"rendered":"Kulanka Barlamaanka oo Ajendihiisu yahey Go&#8217;aan ka gaarista Wasiirka Dastuurka Soomaaliiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xosh-jibriil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xosh-jibriil.jpg\" alt=\"\" width=\"769\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xosh-jibriil.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xosh-jibriil-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 769px) 100vw, 769px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin magaalladda Muqidsho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka Golaha shacabka ee maanta ayaa waxaa uu ajandihiisu noqonayaa go\u2019aanka laga qaadanayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Xoosh Jabriil.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMudane Xildhibane, berri oo ah Arbaco Tr. 02\/08\/2017 Saacadda: 09:00am waxaa jira kulanka guud ee golaha shacabka.\u00a0<strong>Ajendaha:<\/strong>\u00a0ka doodista iyo go\u2019aan ka gaarista Wasiirka Arrimaha Dastuurka\u201dayaa lagu yiri fariimo qoraaleed Xafiiska Guddoonka Golaha shacabka u diray Xildhibaanada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada ayaa ku kala qeybsan dooda maanta ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoonka ayaa guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka u saaray in ay go\u2019aan ka soo gaaraan tallaabada la qaadayo, iyadoo Guddiyada Joogtadana ay dib ugu soo celiyeen go\u2019aan ka gaarista Wasiir Xoosh kulanka guud ee Baarlamaanka Somaliya.<\/p>\n<p><strong>Maxey aheyd Natiijadda kulankii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka?<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Cabdiraxman Xoosh Jabriil oo 30-kii bishan qorshuhu uu ahaa in uu hortago baarlamaanka Soomaaliya si su\u2019aalo loo weydiiyo ayaa arintaa ka cudur daartay, sababo la xiriira caafimaadkiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa u gudbiyay guddoonka baarlamaanka qoraal uu ku codsanayo in la siiyo mudo ku siman ilaa 11 bishan Augusto, hasse ahaatee waxaa arintaan ka soo horjeestay oo diiday qaar ka mid ah xildhibaannada oo ka dalbaday guddoonka baarlamaanka in dib u eegis lagu sameeyo xilka uu hayo wasiirka oo ay ku eedeeyeen in uu ka biyo diiday u yeeristii baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale xildhibaano kale oo ka tirsan isla Baarlamaanka Federaalka ayaa taa badalkeeda ku tilmaamay cudurdaarka wasiirka mid loo qaadan karo loona baahan yahay in la siiyo mudada uu codsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse dood kaddib gu\u2019doonka baarlamaanka ayaa go\u2019aansaday in uu cod galiyo arinta ku saabsan dib u eegista xilka wasiirka waxaana 85 ka mid ah ay u codeeyeen in dib u eegis lagu sameeyo halka 77 xildhibaanna ay arintaa ka soo horjeesteen oo dalbaday in dib loo dhigo halka saddex xildhibaan ay ka aamuseen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Prof Jawaari oo natiijada codeynta ku dhawaaqay ayaa sheegay in guddiga joogtada ah ee baarlamaanka u taallo ka qaato waxa laga yeelayo arintan gaar ahaan xil heynta wasiirka oo ay dood ka keeneen xildhibaannada qaarkood.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38559\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin magaalladda Muqidsho. Kulanka Golaha shacabka ee maanta ayaa waxaa uu ajandihiisu noqonayaa go\u2019aanka laga qaadanayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Xoosh Jabriil. \u201cMudane Xildhibane, berri oo ah Arbaco Tr. 02\/08\/2017 Saacadda: 09:00am waxaa jira kulanka guud ee golaha shacabka.\u00a0Ajendaha:\u00a0ka doodista iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-38585","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38585"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38588,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38585\/revisions\/38588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38586"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}