{"id":38582,"date":"2017-08-02T09:58:12","date_gmt":"2017-08-02T06:58:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38582"},"modified":"2017-08-02T09:59:18","modified_gmt":"2017-08-02T06:59:18","slug":"qarax-ka-dhacey-magaalada-hayrat-oo-dad-badan-ku-ku-dhinteenyaa-ka-danbeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/qarax-ka-dhacey-magaalada-hayrat-oo-dad-badan-ku-ku-dhinteenyaa-ka-danbeeyey\/","title":{"rendered":"Qarax ka Dhacey Magaalada HAYRAT oo Dad Badan ku ku Dhinteen\/yaa ka danbeeyey?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/qarax-heyrat.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/qarax-heyrat.png\" alt=\"\" width=\"737\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/qarax-heyrat.png 612w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/qarax-heyrat-300x203.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 737px) 100vw, 737px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qarax iyo Weerar toos ah ayaa lagu qaaday dhismaha masaajid ku yaalla magaalada Herat ee dalka Afghanistan , waxaana weerarkan lagu dilay dad badan oo kamid ahaa Jameecadii masjidkaasi ku cibaadeesaneysay.<\/p>\n<p>Weerarka Masjidka Jawadia lagu qaaday salaadii Cishaha ee xalay ayaa ku bilowday qarax uu isku soo xiray qof ismiidaamiyay, waxaana qaraxa kadib masjidka gudaha u galay nin hubeesan kaa oo rasaas la beegsaday dadkii qaraxa ka bad baaday.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay weerarkan waxaa ku dhintay ilaa 30-qof halka tiro kale oo badana ay ku dhaawacmeen, waxaama gudaha masjidka yaala dhiig badan oo ka qubtay jamecadii masjidkaasi ku sugneed ee weerarka lagau qaaday.<\/p>\n<p>Waxaa jirta cabsi laga qabo in ay sii kordhaan khasaaraha dhimasho ee weerarkan ka dhashay, waxaana xarumaha caafimaadka lagu daweenayaan dad ka badan 60-qof oo qaarkood qabaan dhawacyo culus sida ay sheegeen Saraakiisha dowlada.<\/p>\n<p>Masjidka la qarxiyay waxaa iska lahaa Shiicada kunool magaalada Herat, waxaana magaaladan oo kutaala xadka Afgaanistan la wadaago dalka Iiraan lagu tiriyaa magaalooyinka ugu amaanka badan ee kuyaala dalka Afgaanistan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/herad_1.png\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/herad_2.png\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/herad_3.png\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/herad_4.png\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/herad_5.png\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/herad_6.png\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Qarax iyo Weerar toos ah ayaa lagu qaaday dhismaha masaajid ku yaalla magaalada Herat ee dalka Afghanistan , waxaana weerarkan lagu dilay dad badan oo kamid ahaa Jameecadii masjidkaasi ku cibaadeesaneysay. Weerarka Masjidka Jawadia lagu qaaday salaadii Cishaha ee xalay ayaa ku bilowday qarax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38583,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38582","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38582","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38582"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38584,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38582\/revisions\/38584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38583"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}