{"id":38567,"date":"2017-07-31T22:54:26","date_gmt":"2017-07-31T19:54:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38567"},"modified":"2017-07-31T22:56:58","modified_gmt":"2017-07-31T19:56:58","slug":"madaxii-buuraha-galgala-ee-al-shabaab-oo-dawladda-soomaaliya-sheegtey-in-duqeyn-lagu-dilley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/madaxii-buuraha-galgala-ee-al-shabaab-oo-dawladda-soomaaliya-sheegtey-in-duqeyn-lagu-dilley\/","title":{"rendered":"Madaxii Buuraha Galgala ee Al-shabaab oo Dawladda Soomaaliya sheegtey in Duqeyn lagu Dilley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/diyaarado-ouqeyn-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38568\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/diyaarado-ouqeyn-1.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/diyaarado-ouqeyn-1.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/diyaarado-ouqeyn-1-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>\u00a0Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Xaruunta Maamulka Koonfur-galbeed Aadan Madoobe, ayaa sheegay in duqeyn lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>Duqeynta ayaa shalay ka dhacday deegaanka Kuunyo Barow oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>\u201cDuqeynta waxaa lagu dilay sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Dheere, kaas oo ahaa hogaamiyaha Al Shabaab ee Buuraleyda Galgala. Sidoo kale waxaan xabsiyada laga sii daayay maxaabiis Al Shabaab u xirnaa\u201d, sidaasi ayuu yiri Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Ma jirto war kasoo baxay Al Shabaab oo ku aadan weerarka ka dhacay deegaanka Kuunyo Barow.<\/p>\n<p>Muddooyinkii la soo dhaafay waxaa deegaanno ka tirsan Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya duqaymo ay iska kaashanayeen Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka lagu dilay horjoogayaal ka tirsan kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Dhinaca kale shalay, ugu yaraan 18 askari oo ka tirsan howlaglka Midowga Africa ee AMISOM ayaa lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Weerarka waxaa uu ka dhacay meel u dhow tuulada Golweyn oo 120km dhinaca koonfur kaga toosan magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kolonyada la weeraray ayaa ka koobnaa 24 gaari kuwaas oo sahay siday, sida saraakiil ay sheegeen.<\/p>\n<p>Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay in weerarkaasi ay ku dileen 39 askari oo ka tirsan AMISOM balse saraakiisha dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa beeniyay sheegashada Al Shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38559\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Xaruunta Maamulka Koonfur-galbeed Aadan Madoobe, ayaa sheegay in duqeyn lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al Shabaab. Duqeynta ayaa shalay ka dhacday deegaanka Kuunyo Barow oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. \u201cDuqeynta waxaa lagu dilay sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Dheere, kaas oo ahaa hogaamiyaha Al Shabaab ee Buuraleyda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38568,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38567","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38567","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38567"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38569,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38567\/revisions\/38569"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38568"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}