{"id":38558,"date":"2017-07-31T21:34:47","date_gmt":"2017-07-31T18:34:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38558"},"modified":"2017-07-31T21:35:28","modified_gmt":"2017-07-31T18:35:28","slug":"xasan-cali-khayre-oo-sheegey-in-al-shabaab-meel-looga-soo-wada-jeesto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/xasan-cali-khayre-oo-sheegey-in-al-shabaab-meel-looga-soo-wada-jeesto\/","title":{"rendered":"Xasan Cali KHayre oo sheegey in AL-shabaab Meel looga soo wada jeesto."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xasan-cali-kheyre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38560\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xasan-cali-kheyre.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xasan-cali-kheyre.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xasan-cali-kheyre-300x206.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii shalay Al Shabaab ay ka geysteen wadada Makkah Al-mukarama ee magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan tacsi u dirayaa ehellada iyo qaraabada ay ka geeriyoodeen dadkii ku dhintay qaraxaasi, waxaan sidoo kale ALLAH uga baryayaa kuwa dhaawacmay inuu caafimaad deg-deg ah siiyo \u201d ayuu yiri R\/W Khayre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in hal dhinac looga soo wada jeesto ficillada Argagixisadu ay la beegsanayaan shacabka aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>\u201cWaa inaan meel uga soo wada jeesanaa Argagixisada liddiga ku ah jiritaanka iyo qaranimada ummadda Soomaaliyeed\u201d ayuu raaciyey Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay 15 kalena way ku dhaawacmeen qarax shalay ka dhacay magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta amniga ee dawladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in qof ismiidaamiye ahi uu waday baabuurka qarxay.<\/p>\n<p>Baabuurkan ayaa la sheegay inuu ku ku socday waddada Maka Al-Mukarama xilli ay halkaasi ka jirtay saxmad oo ay baabuur badan sanka isku hayeen.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma cadda meesha uu u socday baabuurkan ee uu bartilmaameedsan lahaa.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa saldhigga boliska Waaberi iyo huteelka Maka Al-Mukarama.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38559\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii shalay Al Shabaab ay ka geysteen wadada Makkah Al-mukarama ee magaalladda Muqdisho. \u201cWaxaan tacsi u dirayaa ehellada iyo qaraabada ay ka geeriyoodeen dadkii ku dhintay qaraxaasi, waxaan sidoo kale ALLAH uga baryayaa kuwa dhaawacmay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38561,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38558\/revisions\/38561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}