{"id":38554,"date":"2017-07-31T21:23:10","date_gmt":"2017-07-31T18:23:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38554"},"modified":"2017-07-31T21:23:32","modified_gmt":"2017-07-31T18:23:32","slug":"18askeri-oo-amisom-looga-diley-dagaal-dhexmarey-iyaga-iyo-al-shabaab-gshhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/18askeri-oo-amisom-looga-diley-dagaal-dhexmarey-iyaga-iyo-al-shabaab-gshhoose\/","title":{"rendered":"18Askeri oo Amisom looga Diley Dagaal dhexmarey iyaga iyo Al-shabaab G\/sh\/hoose."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/amisom-18-dill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38556\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/amisom-18-dill.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/amisom-18-dill.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/amisom-18-dill-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ugu yaraan 18 askari oo ka tirsan howlaglka Midowga Africa ee AMISOM ayaa lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo shalay ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Weerarka waxaa uu ka dhacay meel u dhow tuulada Golweyn oo 120km dhinaca koonfur kaga toosan magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kolonyada la weeraray ayaa ka koobnaa 24 gaari kuwaas oo sahay siday, sida saraakiil ay sheegeen.<\/p>\n<p>Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay in weerarkaasi ay ku dileen 39 askari oo ka tirsan AMISOM balse saraakiisha dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa beeniyay sheegashada Al Shabaab.<\/p>\n<p>Kolonyada la weeraray ayaa ahaa ciidamada Uganda ee qeybta ka ah AMISOM, waxaana ay kasoo baxeen degmada Shalanbood.<\/p>\n<p>Dadka ku nool degmadda Jeerow ayaa warbaahinta u sheegay in ay arkeen Al Shabaab oo dhulka ku jiidaya meydadka laba askari oo ka tirsan AMISOM.<\/p>\n<p>\u201c Al-Shabab ayaa weerar gaadmo ah ku qaadday kolonyo ciidamada AMISOM oo ku sii jeeday magaalladda Buula Mareer. Weerarkan ayaa ka dhacay meel aan ka fogayn tuulada Golweyn, waxaa jira \u00a0khasaare soo gaaray labada dhinac\u201d qof kamid ah dadka deegaanka ayaa Hiiraan Online u sheegay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Midowga Africa ee AMISOM Wilson Rono, ayaa xaqiijiyay jiritaanka weerarka.<\/p>\n<p>\u201cQarax dhulka lagu aasay ayaa qabsaday kolonyo ciidamadeena ah kadibna weerar gaadmo ah ayaa jiray, balse wali lama oggaan khasaaraha labada dhinac so garay\u201d, ayuu yiri afhayeenka.<\/p>\n<p>Wilson Rono, ayaa beeniyay sheegashada Al Shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38550\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 18 askari oo ka tirsan howlaglka Midowga Africa ee AMISOM ayaa lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo shalay ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarka waxaa uu ka dhacay meel u dhow tuulada Golweyn oo 120km dhinaca koonfur kaga toosan magaalladda Muqdisho. Kolonyada la weeraray ayaa ka koobnaa 24 gaari kuwaas oo sahay siday, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38554","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38554"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38557,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38554\/revisions\/38557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}