{"id":38528,"date":"2017-07-30T19:35:13","date_gmt":"2017-07-30T16:35:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38528"},"modified":"2017-07-30T19:36:30","modified_gmt":"2017-07-30T16:36:30","slug":"isku-shaandheyn-la-sheegey-in-lagu-sameynayo-golaha-xukuumada-kgalbeed-oo-xog-laga-heley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/isku-shaandheyn-la-sheegey-in-lagu-sameynayo-golaha-xukuumada-kgalbeed-oo-xog-laga-heley\/","title":{"rendered":"Isku shaandheyn la sheegey in lagu sameynayo Golaha Xukuumada K\/galbeed oo Xog laga heley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/konfur-galbeed-sharif.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38529\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/konfur-galbeed-sharif.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/konfur-galbeed-sharif.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/konfur-galbeed-sharif-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan isku shaandheen uu ku sameeyo golihiisa Wasiiradda, sida ilo wareedyo ay u sheegeen Warbaahinta.<\/p>\n<p>Siyaasiinta ku dhaqan magaalladda Baydhabo ayaa aad u hadal haya isku-shaandheenta lagu sameynayo Wasiiradda.<\/p>\n<p>Suxufiyiinta ku sugan Magaalladda Baydhabo ayaa soo sheegaya in looga yeeray xaruunta Madaxtooyadda Koonfur Galbeed, halkaasi oo uu ka socdo wadatashigii ugu dambeeyay ee ku aadan isku-shaandheynta Wasiirada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa iminka shir la leh Xildhibaannada, Siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, isaga oo kala tashanayay isku shaandheynta.<\/p>\n<p><strong>Warbaahinta Guduhu xog ku saabsan isku-shaandheenta Golaha Wasiiradda.<\/strong><\/p>\n<p>1-Madoobe Nuunoow Maxamed, ayaa la filayaa in loo magacaabo\u00a0Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>2- Nadiifo Xaaji oo siyaasadda ku cusub, ayaa lagu wadaa in loo magacaabo Wasiirka Wasaaradda Haweenka.<\/p>\n<p>3- Wasiirka Amniga, ayaa la filayaa in loo magacaabo\u00a0Xasan Xuseen Eelaay.<\/p>\n<p>4- Wasiirka Maaliyadda, ayaa la filayaa in loo magacaabo Cabdiraxmaan Sate.<\/p>\n<p>Maamulka Koofur Galbeed oo labo sano ka hor lagu dhisay magaalladda Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay, ayaa markii ugu horreysay waxaa uu doonayaa in is-bedel uu ku sameeyo golihiisa wasiiradda, waxaana jira warar sheegaya in cabasho ay ka timid qaar kamid ah beelaha dega koonfurta-galbeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38485\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan isku shaandheen uu ku sameeyo golihiisa Wasiiradda, sida ilo wareedyo ay u sheegeen Warbaahinta. Siyaasiinta ku dhaqan magaalladda Baydhabo ayaa aad u hadal haya isku-shaandheenta lagu sameynayo Wasiiradda. Suxufiyiinta ku sugan Magaalladda Baydhabo ayaa soo sheegaya in looga yeeray xaruunta Madaxtooyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38529,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38528"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38530,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38528\/revisions\/38530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38529"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}