{"id":38510,"date":"2017-07-29T22:11:49","date_gmt":"2017-07-29T19:11:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38510"},"modified":"2017-07-29T22:12:53","modified_gmt":"2017-07-29T19:12:53","slug":"killida-wiil-soomaali-ah-oo-laga-soo-saarey-700-dhagax-qaliin-lagu-sameeyey-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/killida-wiil-soomaali-ah-oo-laga-soo-saarey-700-dhagax-qaliin-lagu-sameeyey-kadib\/","title":{"rendered":"Killida Wiil Soomaali ah oo Laga Soo Saarey 700 Dhagax Qaliin lagu sameeyey kadib."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/killi-700-dhagax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/killi-700-dhagax.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/killi-700-dhagax.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/killi-700-dhagax-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wiil Soomaali ah oo muddo ka xanuunsanaayay Kilyaha, ayaa qaliin lagu sameeyay kaddib waxaa laga soo saaray dhagxaan gaaraya 700 sida ay sheegtay dhakhtarad ka tirsan Isbitaal ku yaalla dalka India.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wiilkan qaliinka lagu sameeyay oo lagu magacaabo<strong> \u00a0<\/strong>Abdi Rahman waxaana uu ka tagay magaalada Gaalkacyo kaddib markii dhakhaatiirta ay u sheegeen in Kilyihiisa mid ka mid ah Infekshan uu hayo, taasoo keentay in dalka India uu u doonto daweyn caafimaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu tagay dalka India waxaana saddex maalmood ka hor lagu sameeyay qaliin guuleystay oo labada keli lagu sameeyay, sida ay shaacisay Surya Prakash oo ah Dhakhtaradda qaliinka ku sameysay ee Isbitaalka Virinchi Hospitals.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMarkii uu halkaan noogu yimid, wuxuu noo sheegay in Kilidiisa Infekshan ay qabto, laakiin markii aan qaliin ku sameynay, waxaana ka soo saarnay dhagxaan badan, waxaana ka hor inta aanan qaliin ku sameynin saarnay qalabka lagu ogaado dhagxaanta.\u201d Ayeey tiri Drs Surya Prakash.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDhagxaanta qaarkood intii aan ku guda jirnay qaliinka ayeey soo daateen, waxaana intii kale markii aan soo saarnay ku qiyaasnay 700 oo dhagxaan yar yar ah, qiyaastii 100 illaa 150 dhagxaan ah waa ay naga daateen.\u201d ayeey hadalkeeda sii raacisay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhacdadan ayaa noqotay tii ugu horreysay oo ay la kulmaan dhaqaatiirta dalka India, marka la eego tirada dhagaxyada laga soo saaray Kilida Abdi Rahman<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38485\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiil Soomaali ah oo muddo ka xanuunsanaayay Kilyaha, ayaa qaliin lagu sameeyay kaddib waxaa laga soo saaray dhagxaan gaaraya 700 sida ay sheegtay dhakhtarad ka tirsan Isbitaal ku yaalla dalka India. Wiilkan qaliinka lagu sameeyay oo lagu magacaabo \u00a0Abdi Rahman waxaana uu ka tagay magaalada Gaalkacyo kaddib markii dhakhaatiirta ay u sheegeen in Kilyihiisa mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38510"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38512,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38510\/revisions\/38512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}