{"id":38504,"date":"2017-07-29T21:30:39","date_gmt":"2017-07-29T18:30:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38504"},"modified":"2017-07-29T21:31:49","modified_gmt":"2017-07-29T18:31:49","slug":"wasiirka-wasaaradda-caddaaladda-oo-barlamaanka-soomaaliya-suaalo-weydiinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/wasiirka-wasaaradda-caddaaladda-oo-barlamaanka-soomaaliya-suaalo-weydiinayo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda oo Barlamaanka Soomaaliya Su&#8217;aalo Weydiinayo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/barlamaanka-soomaaliya-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38505\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/barlamaanka-soomaaliya-1.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"416\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/barlamaanka-soomaaliya-1.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/barlamaanka-soomaaliya-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a>Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku leeyihiin Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Xukuumada Soomaaliya Abuukaate Xassan Xusseen Xaaji, ayaa maanta hortagaya Xildhibaanada, waxaana mudanayaasha Baarlamaanka ay weydiin doonaan su\u2019aalo ku saabsan dhismaha Golaha Adeega Garsoorka.<\/p>\n<p>60 kamid ah xildhibaannada Baarlamaanka ayaa horay usoo gudbiyay mooshin Wasiirka looga dalbanayo in uu hor yimaado Golaha shacabka, si wax looga weydiiyo dhismaha Golaha Adeegga garsoorka dalka oo ay ahayd in mar hore la dhiso.<\/p>\n<p>Kulankii ugu dambeeyay ayey Xildhibaanada ku soo gudbiyeen Mooshinka ay ku dalbanayaan in Wasiirka Cadaaladda uu Baarlamaanka hor yimaado.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa Su\u2019aalaha ay Wasiirka weydiinayaan waxaa ka mid ah xeerka 28 lr ee dhismaha adeegga garsoorka faraya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38485\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku leeyihiin Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaalladda Muqdisho. Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Xukuumada Soomaaliya Abuukaate Xassan Xusseen Xaaji, ayaa maanta hortagaya Xildhibaanada, waxaana mudanayaasha Baarlamaanka ay weydiin doonaan su\u2019aalo ku saabsan dhismaha Golaha Adeega Garsoorka. 60 kamid ah xildhibaannada Baarlamaanka ayaa horay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38506,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38504\/revisions\/38506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}