{"id":38495,"date":"2017-07-29T20:09:12","date_gmt":"2017-07-29T17:09:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38495"},"modified":"2017-07-29T20:09:40","modified_gmt":"2017-07-29T17:09:40","slug":"diyaaarado-sida-raashin-gar-gaar-ah-oo-la-sheegey-in-ay-cadaado-kusoo-wajahan-yihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/diyaaarado-sida-raashin-gar-gaar-ah-oo-la-sheegey-in-ay-cadaado-kusoo-wajahan-yihiin\/","title":{"rendered":"Diyaaarado Sida Raashin Gar gaar ah oo la sheegey in ay Cadaado kusoo Wajahan yihiin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xaaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38496\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xaaf.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xaaf.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xaaf-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweynaha maamul-gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa shalay dib ugu noqday Xaruunta ku meel gaar ka ah ee dowlad gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay howllo shaqo u joogay magaalladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Garoonka Diyaaradaha ee Cadaado ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi iyo Xubno ka tirsan labada golle ee maamulka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mudane Xaaf oo Warbaahinta kula hadlay Madxtooyada Dowlad gobolleedka Galmudug ayaa sheegay in maalmaha soo socda Cadaado soo gaari doonaan Diraado gar-gaar sida taas oo lagu caawinaayo Dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan deegaannada hoos yimaada Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Waxaan kasoo shaqeynay in dhawaan la qab doono dhir weyn oo ay abaabuleyso Qaramada Midoobe, kaas oo la doonayo in Maamulka Gamudug wax loogu qabto&#8221;, ayuu yiri Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Degaannada Galmudug ayaa waxaa ay kamid yihiin meelihii ugu darnaa ee ay abaaraha saameeyeen sanadkan, waxaana hay\u2019adda gar-gaarka ka shaqeeya ay sheegeen in kaalmooyin deg-deg ah la gaarsiin doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38485\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul-gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa shalay dib ugu noqday Xaruunta ku meel gaar ka ah ee dowlad gobolleedka Galmudug. Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay howllo shaqo u joogay magaalladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka ay sheegeen. Garoonka Diyaaradaha ee Cadaado ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38497,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38495\/revisions\/38497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}