{"id":38461,"date":"2017-07-27T20:16:14","date_gmt":"2017-07-27T17:16:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38461"},"modified":"2017-07-27T20:17:37","modified_gmt":"2017-07-27T17:17:37","slug":"goaankii-maxkamada-sare-ee-ahaa-xildhibaano-doorasho-lagu-celiyo-oo-maamulka-hshabeele-ku-gacan-sayrey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/goaankii-maxkamada-sare-ee-ahaa-xildhibaano-doorasho-lagu-celiyo-oo-maamulka-hshabeele-ku-gacan-sayrey\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii Maxkamada Sare ee ahaa Xildhibaano Doorasho lagu celiyo oo Maamulka H\/shabeele ku gacan sayrey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/cali-cosoble.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/cali-cosoble.png\" alt=\"\" width=\"727\" height=\"601\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/cali-cosoble.png 526w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/cali-cosoble-300x249.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 727px) 100vw, 727px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabelle, Cali C\/llaahi Cosoble ayaa ku tilmaamay khalad go\u2019aankii maxkamadda sare ee dalka ka soo baxay ee ahaa in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in dib loogu noqdo doorashadii Siddeed Kursi oo ka mid ah baarlamaanka<br \/>\n<\/span><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Cosoble ayaa sheegay in Siddeeda xildhibaan horey go\u2019aan uga gaareen Madasha Wada-tashiga Qaran ee u xil-saarnaa ka gudbitaanka xilliga kala-guurka oo ahaa in ay sharci ay yihiin, islamarkaana loo dhaariyay in ay gutaan waajibaadka Qaran ee loo doortay, waxaana uu sheegay in uu sharci noqonayo go\u2019aan baarlamaanka Soomaaliya uu gaarayee ah in aan dib loogu noqon karin doorashada xildhibaannadaas.<br \/>\n<\/span><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullah Cosoble ayaa intaa ku darray in baarlamaanka Soomaaliya 180 xildhibaan u codaysay in xildhibaanadani sharci yihiin, sidaa daraadeed aan laga hor iman karin go&#8217;aanka baarlamaanka uu gaaray.<br \/>\n<\/span><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaa sharci ah go\u2019aanka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Marna ma ogolin mana aqbaleyno in la khilaafo go\u2019aanka Baarlamaanka, ujeedada laga leeyahay in la abuuro khilaaf siyaasadeed misana la iska diido go\u2019aanka golaha shacabka qaab aan u fasirno ma garaneyno,\u201d ayuu yiri Cosoble.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Cosoble ayaa ka digay in xasilooni darro siyaasadeed la geliyo dalka, wuxuuna soo jeediyay in loo hoggaansamo go\u2019aanka baarlamaanka in sharci ay ku fadhiyaan siddeeda xildhibaan.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-19.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38196\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-19.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabelle, Cali C\/llaahi Cosoble ayaa ku tilmaamay khalad go\u2019aankii maxkamadda sare ee dalka ka soo baxay ee ahaa in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in dib loogu noqdo doorashadii Siddeed Kursi oo ka mid ah baarlamaanka Madaxweyne Cosoble [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38463,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38461\/revisions\/38463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}