{"id":38451,"date":"2017-07-26T21:18:24","date_gmt":"2017-07-26T18:18:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38451"},"modified":"2017-07-26T21:22:54","modified_gmt":"2017-07-26T18:22:54","slug":"guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-soomaaliya-oo-barlamaanka-federalka-warbixin-ka-hor-jeedin-doona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-soomaaliya-oo-barlamaanka-federalka-warbixin-ka-hor-jeedin-doona\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya oo Barlamaanka Federalka Warbixin ka hor jeedin doona."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/barlamaanka-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38452\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/barlamaanka-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"416\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/barlamaanka-soomaaliya.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/barlamaanka-soomaaliya-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta gollaha shacabka, waxaana kulanka maanta lagu wadaa in warbixin looga dhageysto gudiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaran.<\/p>\n<p>Xaliimo Cismaan (Xaliimo Yareey) oo ah guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin sidii ay warbixin u siin lahaayeen baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo xustay in tani ay qeyb ka tahay sidda uu dhigayo dastuurka KMG ah ee dalka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa xusay in xukuumadda ay ku tallaabsatay horumaro muuqdo, haddii ay ahaan lahayd u gurmashada dadka tabaaleysan, baarmijka daqli uruurinta ciidamada xoogga dalka iyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku howlan siddii doorasho qof iyo cod ah ay uga dhici laheyd Soomaaliya marka la gaaro sanadkan 2020.<\/p>\n<p>Wixii ka soo kordha kulanka waan idin soo gudbin doonnaa.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta gollaha shacabka, waxaana kulanka maanta lagu wadaa in warbixin looga dhageysto gudiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaran. Xaliimo Cismaan (Xaliimo Yareey) oo ah guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38453,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38451\/revisions\/38453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}