{"id":38443,"date":"2017-07-26T20:04:28","date_gmt":"2017-07-26T17:04:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38443"},"modified":"2017-07-26T20:06:19","modified_gmt":"2017-07-26T17:06:19","slug":"doorashada-dalka-kenya-ka-dhici-doonta-oo-laga-cabsi-qabo-weeraro-dhanka-al-shabaab-ka-yimaada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/doorashada-dalka-kenya-ka-dhici-doonta-oo-laga-cabsi-qabo-weeraro-dhanka-al-shabaab-ka-yimaada\/","title":{"rendered":"Doorashada Dalka Kenya Ka dhici Doonta oo laga Cabsi Qabo Weeraro dhanka AL-shabaab ka yimaada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/dorashada-kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38444\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/dorashada-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"791\" height=\"527\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/dorashada-kenya.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/dorashada-kenya-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 791px) 100vw, 791px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019addaha amniga dalka Kenya ayaa ka digay weeraro ay geystaan Al-Shabaab iyo kooxo kale inta lagu guda jiro doorashada la filayo dhawaan in ay ka dhacdo dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kenya waxa ay sheegtay in heegan buuxa la geliyay dhammaan hay\u2019addaha kala duwan ee Ammaanka,islamarkaana ay jirto cabsida Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sii hayaha xilka wasiirka amniga gudaha dalka Kenya Fred Matiang\u2019i ayaa sheegay in dowladda diyaarisay diyaarado dagaal oo lagu ilaali doono goobaha ay dadku codadkooda ka dhiibanayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in baqdinta ugu weyn ee la qabto tahay in ay dhacaan qaraxyo iyo afduub ay geystaan Al-shabaab iyo kooxo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018 Ciidamada Ammaanka waa in ay indhahooda furaan oo ay ka hortagaan weeraradaasi maadaama ay jirto cabsi weyn \u201d ayuu yiri Fred Matiang\u2019i .<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in ay ilaalinta goobaha codeynta ay ka qeyb qaadan doonaan ciidamo booliis ah oo aad u badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201d Waxaan diyaarinay ciidamo badan oo ka hortagi doona weeraradaasi, waxaana isku dayaynaa in doorashadda ay dhamaato iyadoo aysan Al-shabaab weerar geysan\u201d ayuu yiri Markale Fred Matiang\u2019i .<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashadda madaxtinimadda dalka Kenya ayaa lagu waddaa in ay bilaabato 08da bisha soo socta ee Augusto ee sanadkan 2017.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019addaha amniga dalka Kenya ayaa ka digay weeraro ay geystaan Al-Shabaab iyo kooxo kale inta lagu guda jiro doorashada la filayo dhawaan in ay ka dhacdo dalka Kenya. Kenya waxa ay sheegtay in heegan buuxa la geliyay dhammaan hay\u2019addaha kala duwan ee Ammaanka,islamarkaana ay jirto cabsida Al-Shabaab. Sii hayaha xilka wasiirka amniga gudaha dalka Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38443"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38447,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38443\/revisions\/38447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}