{"id":38440,"date":"2017-07-26T19:35:12","date_gmt":"2017-07-26T16:35:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38440"},"modified":"2017-07-26T19:46:36","modified_gmt":"2017-07-26T16:46:36","slug":"magaalada-muqdisho-oo-xaley-hawl-gal-balaaran-ay-ka-sameeyeen-ciidamada-amnigu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/magaalada-muqdisho-oo-xaley-hawl-gal-balaaran-ay-ka-sameeyeen-ciidamada-amnigu\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo Xaley Hawl gal Balaaran ay ka Sameeyeen Ciidamada Amnigu."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hawlgal-muqdisho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38441\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hawlgal-muqdisho.jpg\" alt=\"\" width=\"754\" height=\"424\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hawlgal-muqdisho.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hawlgal-muqdisho-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 754px) 100vw, 754px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyay Xaafadaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir, sida dadka degaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa baarayay dadka gaar ahaan dhallinyaradda, waxaana la sheegay in su\u2019aallo ay weeydiinayeen.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka waxaa ay howlgalkooda ay wadeen ilaa xili dambe, dadka waxaa ay weydiinayeen su\u2019aallo. Howlgalka waxaa lagu sheegay mid amiga lagu xaqiijinayo\u201d, sidaasi waxaa Hiiraan Online u sheegay Maxamed Cabdi oo kamid ah dadka degaanka.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee howlgalka waday ayaa sheegay in ujeedka Howlgalka uu ahaa mid lagu sugayay amniga Degmada.<\/p>\n<p>Intii uu howlgalku socday ayay ciidamada dowladda ay soo qabteen dhallinyaro aad u badan inkastoo markii dambe baaris lagu sameeyay ka dib la siidaayay badankood.<\/p>\n<p>Habeen ka hor, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Maxamed Cabdi iyo Wasiirka amniga guddaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, ayaa bogaadiyay Ciidamada Xasilinta Amniga, kuwaas oo gacanta ku dhigay koox degmadda Yaaqshiid dhac ka geysan jiray xiliga habeenkii.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa soo bandhigay \u201cMooto Bajaaj 12 Mobil, Qori AK47 iyo Saddex Rag ah oo mid ka mid ah uu ahaa dhaawac, kuwaas oo ay sheegeen in Mooto Bajaaj ay dadka ku dhici jireen, sida saraakiisha ciidamada ay sheegeen.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/July\/201772663636635811867434420177256363654445133531753-9dddddd.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nWasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, ayaa sheegay in maamulka degmadda Yaaqshid uu mudan yahay in la abaalmariyo, waxaana dhinaca kale uu sheegay in howlgallada noocaan oo kale ah ay sii socon doonaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-19.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38196\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-19.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyay Xaafadaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir, sida dadka degaanka ay sheegeen. Ciidanka ayaa baarayay dadka gaar ahaan dhallinyaradda, waxaana la sheegay in su\u2019aallo ay weeydiinayeen. \u201cCiidanka waxaa ay howlgalkooda ay wadeen ilaa xili dambe, dadka waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38441,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38440","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38440"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38442,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38440\/revisions\/38442"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}