{"id":38434,"date":"2017-07-26T18:24:37","date_gmt":"2017-07-26T15:24:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38434"},"modified":"2017-07-26T18:43:56","modified_gmt":"2017-07-26T15:43:56","slug":"lacag-cusub-shillin-soomaali-ah-oo-dawladda-soomaaliya-sheegtey-in-lasoo-daabacayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/lacag-cusub-shillin-soomaali-ah-oo-dawladda-soomaaliya-sheegtey-in-lasoo-daabacayo\/","title":{"rendered":"Lacag Cusub SHillin Soomaali ah oo Dawladda Soomaaliya sheegtey in lasoo Daabacayo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/shillin-somali.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38435\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/shillin-somali.jpg\" alt=\"\" width=\"797\" height=\"448\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/shillin-somali.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/shillin-somali-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 797px) 100vw, 797px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshayaal ay ku dooneyso in ay kusoo daabacdo lacago cusub.<\/p>\n<p>Mudane Mahdi, ayaa hadalkaasi ka sheegay kulan Su\u2019aallo lagu weydiinayay qaar kamid ah xubnaha golaha Wasiirada, sida Wasiirka warfaafinta iyo Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa dhawaan suurta geli doonta, Wasaaradda Maaliyadda, Guddiga dhaqaallaha iyo Bangiga Adduunkana ay ka wada shaqeynayaan \u00a0in lasoo daabaco lacago taya leh oo aan la koobiyeen Karin. \u00a0Waxaan soo daabaceynaa shilling Somaliga oo kala duduwan oo dalka la keeno si loo xareeyo lacagta duugoowday ee iminka suuqyada lagu isticmaali karin\u201d. Ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cLacagta lasoo daabacayo waxaa ay suurta gelineysaa in dhaqaallaheena dollarka ku dhisan laga maarmo, lacagtaas sida ugu dhaqsiyada badan ayaa loosoo dhaabacayaa \u00a0si dhaaqaallaheena uu u koro\u201d, ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Deegaanno badan oo kamid ah gobollada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Bakool waxaa horey looga diiday qaadashada lacagta shilinka Soomaaliga, welina waa ay taagan tahay saameynta arrintaasi ay reebtay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta magaallooyinka bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay in weli uu hoos u sii dhacayo qiimaha shilinka Soomaaliga marka loo eego lacagta doollarka.<\/p>\n<p>Ganacsatada magaallooyin dhowr ah ayaa xiray meheradaha oo diiday inay qaataan lacagta Soomaaliga iyaga oo ku andacoonaya in suuqa lasoo geliyey lacago been abuur ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Ra\u2019iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshayaal ay ku dooneyso in ay kusoo daabacdo lacago cusub. Mudane Mahdi, ayaa hadalkaasi ka sheegay kulan Su\u2019aallo lagu weydiinayay qaar kamid ah xubnaha golaha Wasiirada, sida Wasiirka warfaafinta iyo Gaashaandhigga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38434","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38434"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38436,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38434\/revisions\/38436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}