{"id":38422,"date":"2017-07-26T03:37:16","date_gmt":"2017-07-26T00:37:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38422"},"modified":"2017-07-26T03:39:14","modified_gmt":"2017-07-26T00:39:14","slug":"belad-xaawo-gudoomiyihii-degmada-iyo-taliyihii-nabadsugidda-oo-xabsiga-la-dhigey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/belad-xaawo-gudoomiyihii-degmada-iyo-taliyihii-nabadsugidda-oo-xabsiga-la-dhigey\/","title":{"rendered":"Belad Xaawo Gudoomiyihii Degmada iyo Taliyihii Nabadsugidda oo Xabsiga la dhigey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beled-xaawo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38423\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/beled-xaawo.jpg\" alt=\"\" width=\"739\" height=\"414\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Gudoomiyihii degmada Baladxaawo Mudane Max\u2019uud Xayd Cismaan, taliyaha nabadsugidda Cali Xassan Deyr iyo madaxa arimaha bulshada degmadaasi\u00a0 C\/qaadir Xuseen Ibraahim\u00a0 ayaa maanta xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyay in ay\u00a0 masuul ka ahaayeen dil magaaladaasi loogu geystay eedeeysaneyaal loo heystay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Afarta nin ee la dilay ayay wasaaradda amniga Jubaland todobaadyo kahor kusoo bandhigay Baladxaawo, ayadoo raggani lagu eedeeyay in ay walxaha qarxa soo geliyeen magaalada islamarkaana ku lug lahaayeen dilal ka dhacay degmadaasi, balse waxa ay ahaayeen maxkamad sugeyaal aan weli go\u2019aan laga gaarin arintooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Raggan ayaa habeen hore lagala baxay xabsiga, waxaana lagu toogtay duleedka degmadaasi.<\/span><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\">Masuuliyiinta xabsiga la dhigay ayay wasaaraddu sheegtay in ay amreen dilka afartaa nin ee ku eedeysnaa in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka waasarada amniga jubaland C\/rashiid Xasan C\/nuur iyo wasiir kuxigeenka arimaha gudaha Jubaland Mudane C\/raxmaan Max\u2019ed Xuseeniyo madax kale oo ka tirsan Jubaland oo gaaray Baladxaawo kadib markii ay arintan dhacday ayaa amar ku bixiyay in xabsiga la dhigo maamulkii degmadaasi iyo talihii nabadsugidda degmada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka amniga Jubaland ayaa sheegay in tallaabada ay qaadeen masuuliyiinta maamulka iyo saraakiisha nabadsugidda ee lagu laayay ragaasi ay ahayd mid xad gudub ku ah sharciga, isagoo sheegay in qofka eedeeysanaha ah aan lagu fulin Karin go\u2019aan aan kasoo bixin maxkamad.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Arrintan ayaa imaaneeysa ayadoo dhawaan degmadaasi lagu toogtay afar nin oo ku eedeysnaa in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; Gudoomiyihii degmada Baladxaawo Mudane Max\u2019uud Xayd Cismaan, taliyaha nabadsugidda Cali Xassan Deyr iyo madaxa arimaha bulshada degmadaasi\u00a0 C\/qaadir Xuseen Ibraahim\u00a0 ayaa maanta xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyay in ay\u00a0 masuul ka ahaayeen dil magaaladaasi loogu geystay eedeeysaneyaal loo heystay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab. Afarta nin ee la dilay ayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38422","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38422"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38424,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38422\/revisions\/38424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}