{"id":38418,"date":"2017-07-26T03:19:04","date_gmt":"2017-07-26T00:19:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38418"},"modified":"2017-07-26T03:20:21","modified_gmt":"2017-07-26T00:20:21","slug":"gobolka-hiiraan-shaqaale-gar-gaar-afduubnaa-oo-lasii-daayeymaxaa-lagu-sii-daaayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/gobolka-hiiraan-shaqaale-gar-gaar-afduubnaa-oo-lasii-daayeymaxaa-lagu-sii-daaayey\/","title":{"rendered":"Gobolka Hiiraan Shaqaale Gar gaar Afduubnaa oo lasii daayey\/Maxaa lagu sii daaayey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/shaqaale.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38419\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/shaqaale.jpg\" alt=\"\" width=\"759\" height=\"506\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/shaqaale.jpg 648w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/shaqaale-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 759px) 100vw, 759px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka Al-shabaab ayaa la shegay in ay madax furasho ku sii daayeen 7 shaqaale safamal ah oo ay dhawaan k afduubteen wadadda xiriirsa magaalooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo ee gobolka Baay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mohamed Isak Ibrahim oo madaxa hay\u2019adda nabad-sugida iyo sirdoonka gobolka Baay ayaa u sheegay Wakaalada Anadolu Agency in Al-shabaab madax furasho ahaan u qaateen hubkii ay wateen shaqaalaha samafalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shaqaalahan la sii daayay ayuu sheegay sarkaalkan in ay ka koobnaayeen Labo dumar ah iyo shan rag ah oo dhamaantood u shaqeynayay hay\u2019ad maxali ah oo samafalka ka shaqeysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Horaantii sanadkan ayeey aheyd markii Al-shabaab lacag madax furasho ah ku sii daayeen shaqaale ka tirsanaa hay\u2019adda Save The Children oo ay ku qafaasheen gudaha gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin waxaa hadda wali gacantooda ku maqan shaqaale gargaar oo sidan oo kale horaantii todobaadkan ay ka afduubteen deegaanka Farlibaax ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38295\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-shabaab ayaa la shegay in ay madax furasho ku sii daayeen 7 shaqaale safamal ah oo ay dhawaan k afduubteen wadadda xiriirsa magaalooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo ee gobolka Baay. Mohamed Isak Ibrahim oo madaxa hay\u2019adda nabad-sugida iyo sirdoonka gobolka Baay ayaa u sheegay Wakaalada Anadolu Agency in Al-shabaab madax furasho ahaan u qaateen hubkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38418"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38421,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38418\/revisions\/38421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}