{"id":38414,"date":"2017-07-26T02:59:12","date_gmt":"2017-07-25T23:59:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38414"},"modified":"2017-07-26T03:00:05","modified_gmt":"2017-07-26T00:00:05","slug":"machadka-barashada-quaanka-al-furqaan-oo-billaabey-hab-online-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/machadka-barashada-quaanka-al-furqaan-oo-billaabey-hab-online-ah\/","title":{"rendered":"Machadka Barashada Qur&#8217;aanka Al-Furqaan oo Billaabey Hab online ah."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/alfurqaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38415\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/alfurqaan.jpg\" alt=\"\" width=\"739\" height=\"414\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Barashada Diinta islaamka iyo shuruudaha laga doonayo qofka Muslimka ah waa waajib saaran qof walba oo Islaam ah. Waxaa jira dad badan oo Muslimiin ah oo ku kala nool daafaha caalamka kuwaa oo aan ayaga iyo ubadkoodaba fursad ay ku adkaatay helitaanka Dugsiyo ay ku bartaan Diinta, ayadoo arintaasi laga duulayo ayaa culumaa\u2019udiin Soomaaliyeed waxa ay hirgeliyeen Dugsi hab Online ah looga baran doono diinta Islaamka.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa fursad siineeysa dadka doonaya in ay bartaan diinta Islaamka ee heli kara adeegga Internetka in ayagoo gurigooda jooga ay fursad u helaan in ay culuumta diinta ah bartaan.<br \/>\nDugsiga ayaa qaadan doona arday cusub oo da\u2019doodu u dhexeeysa 5 sano jir ilaa 17 sano jir, kuwaa oo la bari doono akhrinta qur\u2019aanka iyo xifdigiisa.<\/p>\n<p>Maadooyinka uu dusigan bixin doono waxaa kamid ah;<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0 \u00a0Xifdinta qur\u2019aanka iyo ducooyinka diiniga ah<br \/>\n2.\u00a0\u00a0 \u00a0Higaadda iyo akhrinta farta carabiga<br \/>\n3.\u00a0\u00a0 \u00a0Axaadiista iyo fiqiga<br \/>\n4.\u00a0\u00a0 \u00a0Caqiida\u00a0 saafiga ah ee ka madhan xagjirnimada<\/p>\n<p>Waxaa machadkan cidii daneeyneysa ay kala xiriiri kartaan Sype: umulquraan.academy ama Viber. No +252634248685, Tel. +252634066050<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38295\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; Barashada Diinta islaamka iyo shuruudaha laga doonayo qofka Muslimka ah waa waajib saaran qof walba oo Islaam ah. Waxaa jira dad badan oo Muslimiin ah oo ku kala nool daafaha caalamka kuwaa oo aan ayaga iyo ubadkoodaba fursad ay ku adkaatay helitaanka Dugsiyo ay ku bartaan Diinta, ayadoo arintaasi laga duulayo ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38414"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38417,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38414\/revisions\/38417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}