{"id":38411,"date":"2017-07-26T02:32:24","date_gmt":"2017-07-25T23:32:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38411"},"modified":"2017-07-26T02:32:34","modified_gmt":"2017-07-25T23:32:34","slug":"maamulka-hirshabeele-oo-dadka-reer-beledweyne-uga-digey-in-ay-u-dacwoodaan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/maamulka-hirshabeele-oo-dadka-reer-beledweyne-uga-digey-in-ay-u-dacwoodaan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maamulka Hirshabeele oo Dadka reer Beledweyne uga Digey in ay u Dacwoodaan AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/Bweyne.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/Bweyne.jpg\" alt=\"\" width=\"656\" height=\"369\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/Bweyne.jpg 656w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/Bweyne-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/a>Wasiirka Cadaaladda maamulka Hirshabeelle Cabdiqaadir Cismaan Cabdi Salaan ayaa sheegay in wixii ka hadda ka danbeeya loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in garsoor loo aado deegaannada ay maamulaan Al-shabaab ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in maamulka Hirshabeelle ka hergaliyay degmada Beledweyne maxkamad sida uu hadalka u dhigay Islaami ah, sidaa daraadeed aysan jirin sabab garsoor looga doonto deegaannada Booco iyo Luuq Jeeloow oo ka wada tirsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan leenahay shacabka ku dhaqan Beledweyne is qab qabsi ma jiro, maanta kaddib waxaa loo imaanayaa maxkamada halkan ka jirta, waxaad dhihi jirteen meeshaan sharci ilaahey laguma xukumo , waxaad aadi jirteen Booco iyo Luuq Jeelow, haddii ay Aayad wax ku xukumi jireen kuwa waad u tagtaan, halkaan ayaa Aayadii lagu xukumayaa, haddii aad si kale u taageersan tihiin hadde iyaga ku biira oo Aada.\u201d ayuu yiri wasiirka Diinta iyo Garsoorka maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Cadaaladda Maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay shacabka in aysan ka shaqeynin iska hor keenista maamulka iyo bulshada xukunada is qab qabsiga ahna loo tago xarumaha maxkamadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Cadaaladda maamulka Hirshabeelle Cabdiqaadir Cismaan Cabdi Salaan ayaa sheegay in wixii ka hadda ka danbeeya loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in garsoor loo aado deegaannada ay maamulaan Al-shabaab ee gobolka Hiiraan. Waxaa uu sheegay in maamulka Hirshabeelle ka hergaliyay degmada Beledweyne maxkamad sida uu hadalka u dhigay Islaami ah, sidaa daraadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38412,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38411"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38413,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38411\/revisions\/38413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}