{"id":38401,"date":"2017-07-26T00:59:34","date_gmt":"2017-07-25T21:59:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38401"},"modified":"2017-07-26T01:00:27","modified_gmt":"2017-07-25T22:00:27","slug":"nin-u-qaabilsanaa-hawl-galada-al-shabaab-oo-la-sheegey-in-la-qabteymaxaa-lagu-magacaabaa-sarkaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/nin-u-qaabilsanaa-hawl-galada-al-shabaab-oo-la-sheegey-in-la-qabteymaxaa-lagu-magacaabaa-sarkaalka\/","title":{"rendered":"Nin U Qaabilsanaa Hawl Galada Al-shabaab oo la sheegey in la qabtey\/Maxaa lagu magacaabaa sarkaalka?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/sarkaal-alshabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38402\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/sarkaal-alshabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"849\" height=\"396\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/sarkaal-alshabaab.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/sarkaal-alshabaab-300x140.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/sarkaal-alshabaab-340x160.jpg 340w\" sizes=\"auto, (max-width: 849px) 100vw, 849px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowlad gobolleedka Puntland iyo kuwa Galmudug oo howlgal wada jir ah fuliyay ayaa la sheegay in ay qabteen sarkaal dhinaca howlgalada u qaabilsanaa Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu soo qabtay C\/risaaq Husseen Tahliil oo loo yaqaanay (Calool Geel) iyo afar kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ayaa sheegaya in ninkan uu ahaa nin ay aad u yaqaaneen ciidamada ammaanka, in muddo ahna ay ku daba jireen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulada Puntland iyo Galmudug oo ku aadan howl galkan ay iska kaashadeen, kuna soo qabteen ninkan aadka loo raadinayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sanadkii hore ayay aheyd markii Ciidamada PIS-ta Puntland iyo kuwa Kumaandooska Soomaaliya howl gal ay ka sameeyeen Gaalkacyo ku soo qabteen nin u dhashay dalka Sudan oo la sheegay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa horay uga dhacay dilal qorsheysan iyo qaraxyo ay sheegatay Ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38295\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowlad gobolleedka Puntland iyo kuwa Galmudug oo howlgal wada jir ah fuliyay ayaa la sheegay in ay qabteen sarkaal dhinaca howlgalada u qaabilsanaa Al-shabaab. Wararka ka imanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu soo qabtay C\/risaaq Husseen Tahliil oo loo yaqaanay (Calool Geel) iyo afar kale. Wararka ayaa sheegaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38401","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38401"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38404,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38401\/revisions\/38404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}