{"id":38397,"date":"2017-07-26T00:49:11","date_gmt":"2017-07-25T21:49:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38397"},"modified":"2017-07-26T00:49:44","modified_gmt":"2017-07-25T21:49:44","slug":"wada-hadaladda-soomaaliaya-iyo-somaliland-oo-somaliland-u-magacawdey-afadii-allaha-u-naxariistee-maxamed-xaji-ibraahin-cigal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/wada-hadaladda-soomaaliaya-iyo-somaliland-oo-somaliland-u-magacawdey-afadii-allaha-u-naxariistee-maxamed-xaji-ibraahin-cigal\/","title":{"rendered":"Wada Hadaladda Soomaaliaya iyo Somaliland oo Somaliland u Magacawdey Afadii Allaha U naxariistee Maxamed Xaji Ibraahin Cigal."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/adna-adan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/adna-adan.jpg\" alt=\"\" width=\"772\" height=\"434\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/adna-adan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/adna-adan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 772px) 100vw, 772px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa marwo Adna Aadan Ismaaciil u magacaabay ergeyga wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, halka wasiirkii xiriirka goleyaasha uu xilkii ka qaaday,isla markaana mas&#8217;uul kale magacaabay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan kaga mahadcelinayaa muddadii aad soo haysay xilka qaranka ee Wasiirka Wasaaradda Xiriirka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-yada. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilkaa, waxaanan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejiso Mudane, Axmed Xaaji Daahir Cilmi oo aan xilkaa u soo magacaabay\u201dayaa lagu yidhi qoraal ka soo baxay madaxtooyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirkan xilka laga qaaday Cali Xaamud Jibriil ayaan la sheegin sababta xilka looga qaaday,halka wasiirka cusub ee la magacaabay uu hore u ahaan jiray wasiirka warfaafinta dawladdii UDUB ee Daahir Rayaale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, madaxweynuhu wuxuu xil cusub u magacaabay marwo Adna Aadan oo laga dhigay ergayga gaarka ah ee wada hadaladda Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siolaanyo, waxaa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4921\/072017 uu maanta ku magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Soomaaliya.\u201dayaa lagu soo saaray War-saxaafadeedkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marwo Adna Aadan ayaa xukuumaddii Daahir Rayaale ahayd wasiirka arrimaha dibada Somaliland, sidoo kale, waxay magaaladdda Hargeysa ku leedahay cisbitaal weyn oo caan ka ah Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa marwo Adna Aadan Ismaaciil u magacaabay ergeyga wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, halka wasiirkii xiriirka goleyaasha uu xilkii ka qaaday,isla markaana mas&#8217;uul kale magacaabay. \u201cWaxaan kaga mahadcelinayaa muddadii aad soo haysay xilka qaranka ee Wasiirka Wasaaradda Xiriirka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-yada. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38397","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38397","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38397"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38397\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38400,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38397\/revisions\/38400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38397"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38397"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38397"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}