{"id":38393,"date":"2017-07-26T00:38:57","date_gmt":"2017-07-25T21:38:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38393"},"modified":"2017-07-26T00:39:14","modified_gmt":"2017-07-25T21:39:14","slug":"xarunta-xalane-oo-uu-ka-furmey-shir-u-dhaxeeya-amisom-iyo-dawladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/xarunta-xalane-oo-uu-ka-furmey-shir-u-dhaxeeya-amisom-iyo-dawladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xarunta Xalane oo uu Ka furmey Shir u Dhaxeeya Amisom iyo Dawladda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xalane-amisom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38394\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xalane-amisom.png\" alt=\"\" width=\"744\" height=\"493\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xalane-amisom.png 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/xalane-amisom-300x199.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 744px) 100vw, 744px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Shir u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa shalay ka furmay xarunta Xalane, kaasoo socon doona muddo afar maalin ah, shirkan ayaa waxaa loogu gogol xaarayaa sidii Ciidamada Soomaaliya loogu diyaarin lahaa in mas\u2019uuliyada ammaanka dalka kala wareegaan AMISOM, iyo qaababka loo wajahayo xilliga kala guurka ee ay AMISOM dalka ka baxeyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Ra\u2019iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya, Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyeyaasha ciidamada iyo saraakiisha, Madaxa Midowga Afrika ee Soomaaliya, Saraakiisha sar sare ee AMISOM, saraakiil ciidan ka socota Midowga Yurub, UK iyo Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ergeyga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM, Amb, Francisco Madeira ayaa sheegay in shirkan ahmiyadiisu tahay sida ugu haboon ee go\u2019aamada iyo talooyinka loo gaari karo, hadii ay yihiin AMISOM iyo Taliska Ciidamada Xoogga dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bishii April ee sanadkan Madaxda Soomaalida ayaa gaaray heshiis ku saabsan dhinaca ammaanka, kaasoo dhigaya dhismaha ciidamada qaranka ee AMISOM kala wareegaya Ammaanka, marka la gaaro sanadka 2018.<\/p>\n<p align=\"justify\">Amb. Francisco Madiera ayaa sheegay in Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay isku furi doonaan waddooyinka go\u2019an, isla markaana ay sugi doonaan ammanka doorashada sanadka 2021.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in Ciidamada Soomaalida loo baahan yahay in la qalabeeyo, lana siiyo hubka ay u baahan yihiin, si ay ammaanka ula wareegaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan ayaa inta uu socdo waxaa shir guddoomin doona Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C\/rashiid C\/llaahi Maxamed iyo Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen. Cusmaan Nuur Subagle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahad Maxamed Guuleed ayaa bogaadiyay taageerada AMISOM u fidinayaan dadka iyo dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan marqaati ka nahay walaalaheena Afrika sida ay uga jawaabeen baaqeena ahaa xilligii mugdiga aan ku jirnay, sida ay noo caawiyeen\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay inay ku qanacsan yihiin inuu bilowdo shir u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo AMISOM, isagoo xusay in uu aas-aas u noqon doono in lagu guuleysto xilliga kala guurka ah oo dhamaantood ay dan guud ugu jirto<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka inta uu socdo kulankan ayaa waxaa loogu hadli doonaa heshiiskii qaab dhismeedka Amniga ee ay bishii April gaareen Madaxda Soomaaliya iyo fulinta qodobada heshiiskaas ku qornaa ee ku saabsanaa dhismaha ciidamada ka socda dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe, si ay si tartiib tartiib awood ugu yeeshaan qaadista mas\u2019uuliyada ammaanka dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa shalay ka furmay xarunta Xalane, kaasoo socon doona muddo afar maalin ah, shirkan ayaa waxaa loogu gogol xaarayaa sidii Ciidamada Soomaaliya loogu diyaarin lahaa in mas\u2019uuliyada ammaanka dalka kala wareegaan AMISOM, iyo qaababka loo wajahayo xilliga kala guurka ee ay AMISOM dalka ka baxeyso. Shirkan ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38393"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38396,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38393\/revisions\/38396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}