{"id":38383,"date":"2017-07-24T01:15:05","date_gmt":"2017-07-23T22:15:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38383"},"modified":"2017-07-24T01:16:44","modified_gmt":"2017-07-23T22:16:44","slug":"dad-la-sheegey-in-ay-ku-xirnaayeen-jeelasha-dalka-ithiopia-oo-muqdisho-laga-soo-dajiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/dad-la-sheegey-in-ay-ku-xirnaayeen-jeelasha-dalka-ithiopia-oo-muqdisho-laga-soo-dajiyey\/","title":{"rendered":"Dad la sheegey in ay ku xirnaayeen Jeelasha Dalka Ithiopia oo Muqdisho laga soo Dajiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/itoobiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38384\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/itoobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/itoobiya.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/itoobiya-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/itoobiya-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ku faah faahisay 114 muwaaddin oo Soomaali ah oo laga soo daayay xabsi ku yaalla Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">War-saxaafadeedka ayeey dowladdu ugu mahad-celisay xukuumadda Itoobiya iyo is maamulka Soomaalida ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa xalay waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degey 114 muwaaddin oo Soomaali ah oo laga soo daayay xabsi ku yaalla magaalada Jigjiga, dowladda Soomaaliya waxay u mahad celisay dowladda federaalka Ethiopia iyo dowlad deegaanka Ismamulka Soomaalida saaxiibtinnimada ay muujiyeen ee ay kaga dhabeeyeen siideynta maxaabbiista, taas oo ay hore ugu ballan-qaadeen Madaxdeenna.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cTallaabadan ayaa qeyb ka ah hindise niyad wanaag ah oo lagu xoojinayo xiriirka saaxiibtinimo iyo midka derisnimo ee labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia. arintaani waxay ka dambeysay ballanqaadkii dowladda Soomaaliya ee ahaa in ay ka shaqeyso in Maxaabbiista Soomaalida ah ee ku xiran dalal dhowr ah ay u howlgasho sidii loo sii deyn lahaa ama ay xabsigooda ugu dhammaysan lahaayeen dalka gudihiisa. danjiraha Soomaaliya ee Addis Ababa, Maxamed Cali Nuur, oo maxaabbiistan ka soo qaaday JigJiga ayaa markii ay Muqdisho ka soo degeen wuxuu ku wareejiyay hey\u2019adaha booliiska iyo garsoorka.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxabiistan ayaa noqonaya tiradii ugu badneyd ee Soomaali ah oo ay dowladda ka soo celiso dalka dibadiisa, balse wali boqollaal iyo kumamaan Soomaali ah ayaa ku xiran xabsiyada dibadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ku faah faahisay 114 muwaaddin oo Soomaali ah oo laga soo daayay xabsi ku yaalla Itoobiya. War-saxaafadeedka ayeey dowladdu ugu mahad-celisay xukuumadda Itoobiya iyo is maamulka Soomaalida ee dalka. \u201cDadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa xalay waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degey 114 muwaaddin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38383"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38385,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38383\/revisions\/38385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}