{"id":38359,"date":"2017-07-23T23:15:09","date_gmt":"2017-07-23T20:15:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38359"},"modified":"2017-07-23T23:16:32","modified_gmt":"2017-07-23T20:16:32","slug":"dawladda-soomaaliya-oo-soo-saartey-amarro-cusub-si-ay-ugula-dagaalanto-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/dawladda-soomaaliya-oo-soo-saartey-amarro-cusub-si-ay-ugula-dagaalanto-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dawladda Soomaaliya oo soo saartey Amarro Cusub si ay ugula dagaalanto Al- shabaab."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/wasiirka-amniga-qaranka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-38360\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/wasiirka-amniga-qaranka.jpg\" alt=\"\" width=\"701\" height=\"467\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/wasiirka-amniga-qaranka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/wasiirka-amniga-qaranka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 701px) 100vw, 701px\" \/><\/a>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa sheegay in ay dambi tahay nooc kasta oo taageera ah oo la siiyo Al Shabaab, \u00a0sida ganacsi, siyaasad, qarinta, la xiriirka, niyad u dhisid iyo wixii lamid ah, sida hadalka uu u dhigay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadalkaasi ka sheegay shir uu ka qeyb-galay isaga iyo taliyeyaasha Nabad-Sugidda iyo Booliiska iyo qaar kamid ah golaha wasiirada waxaana kulankaasi xalay lagu qabtay magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa tallaabo sharci ah laga qaadayaa qof kasta oo ururada Aragixisada u aqoonsata maamul jira, sida in ay u xukun tagaan, waan ognahay dad badan ayaa u xukun taga, arrintaasi waa mamnuuc\u201d, ayuu yiri wasiirka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in mamnuuc ay tahay in shirkadaha isgaarsiinta ay howllo isgaarsiineeyd ay u fududeeyaan Al Shabaab, sida lacagaha la iskugu diro talleefoonada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliyaha hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka C\/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa dhankiisa sheegay in dhaqaale kala duwan ay urrurada argagaxisada ah ay soo galaan sida kuwa Al-shabaab soo gala, kuwaas oo loogu yeero magacyo kala duwan, \u00a0sida taakuleyn, Zakawaad, ganaax iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka war qabnaa baadaas ka sakow, in ganacsato iyo maal qabeeno Soomaaliyeed ilaa xad ku ay qanacsan fakarka Al-shabaab in ay jiraan, ganacsato iyo dadka kale oo hanti leh in ay si sahlan u taakuleeyaan,\u201d ayuu yiri Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Janaraal C\/xakiim Daahir Saciid Saacid ayaa shirka jaraa\u2019id ka sheegay in laamaha amniga ee dalka ay diyaar u yihiin cidii awaamiirtan jabisa in ay sharciga hor geeyaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38360,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38359","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38359"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38361,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38359\/revisions\/38361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}