{"id":38343,"date":"2017-07-20T22:18:25","date_gmt":"2017-07-20T19:18:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38343"},"modified":"2017-07-20T22:19:58","modified_gmt":"2017-07-20T19:19:58","slug":"galmudug-oo-ka-cabaneysa-lacagaha-shillin-soomaaliga-ee-aan-laga-isticmaaleyn-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/galmudug-oo-ka-cabaneysa-lacagaha-shillin-soomaaliga-ee-aan-laga-isticmaaleyn-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Galmudug oo ka cabaneysa Lacagaha SHillin Soomaaliga ee aan laga isticmaaleyn Maamulkaas."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/galmudug-cabasho-shillin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38344\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/galmudug-cabasho-shillin.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/galmudug-cabasho-shillin.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/galmudug-cabasho-shillin-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-gobolleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa ku baaqay in laga qeyb qaato xal u helista diidmada lacagaha Shilin Soomaaliga ah.<\/p>\n<p>Muddooyinkii ugu dambeyeey deegannada Galmudug waxaa ka taagnaa xaalado adag, kadib markii ganacsatada ay diideen in ay qaataan lacagaha shillin Soomaaliga ah.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dambeysa kadib markii ganacsatadu ay ku doodeen in lacago been abuur ah suuqyada la soo galiyay.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa marka laga yimaado saamaynta suuqyada iyo wax kala iibigisa ay ku yeelatay waxa ay sidoo kale iyagana saamaysay dadkii danyarta ahaa ee suuqyada ka xoogsan jiray iyo kuwii nolol ahaan iyaga ku sii tiirsanaa.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa sidoo kale ka hadlay dagaallo salka ku haya aano qabiil oo dhawaan ka dhacay degaanno hoos yimaada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka codsanaynaa dadka qurba joogta ah iyo ganacsatada in ay ka qeyb qaataan gurmadka abaaraha, iyo in laga wada shaqeeyo xal u helista diidmada lacagaha shilin Soomaaliga ah, sidoo kale waa in si shuruud la\u2019aan ah loo joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanada Galmudug\u201dayuu yiri Madaxweyen kuxigeenka Galmudug.<\/p>\n<p>Suuqyada magaallaaada Gaalkacyo iyo deegaano kale oo katirsan Galmudug ayaa laga diiday qaadashada lacagaha shillin Soomaaliga ah taasi oo saameyn ku yeelatay nolosha bulshada.<\/p>\n<p>Magaalladda ayaa waxaa wax lagu kala gataa Dollar ama lacagaha lagu qaato telephone-nnada.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/July\/2017720636361304005794811Shilin%20somali.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nDhinaca kale Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0Mudan Xasan Cali khayre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso soo saarista lacago cusub oo dalku yeesho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa hadalkaasi ka sheegay mar kormeer \u00a0shaqo uu ku tagay Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Khayre Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0ayaa maamulka \u00a0Bankiga dhexe ee Soomaaliya \u00a0kala hadlay \u00a0soo saarista \u00a0lacag cusub oo dalku yeesho , tayeynta \u00a0shillinka Soomaaliga iyo qaabka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo dhibaatadda \u00a0dhaqaale ee ka dhalan karta \u00a0adeegsiga lacagaha \u00a0been abuurka ah \u00a0ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-gobolleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa ku baaqay in laga qeyb qaato xal u helista diidmada lacagaha Shilin Soomaaliga ah. Muddooyinkii ugu dambeyeey deegannada Galmudug waxaa ka taagnaa xaalado adag, kadib markii ganacsatada ay diideen in ay qaataan lacagaha shillin Soomaaliga ah. Arrintan ayaa ka dambeysa kadib markii ganacsatadu ay ku doodeen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38345,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38343\/revisions\/38345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38344"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}