{"id":3834,"date":"2011-10-26T14:46:57","date_gmt":"2011-10-26T14:46:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3834"},"modified":"2011-10-26T14:46:57","modified_gmt":"2011-10-26T14:46:57","slug":"madaxweyne-shariif-iyo-ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-oo-si-cad-isugu-raacay-in-ay-dowlada-kenya-soomaaliya-ku-soo-gashay-sharci-daro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/madaxweyne-shariif-iyo-ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-oo-si-cad-isugu-raacay-in-ay-dowlada-kenya-soomaaliya-ku-soo-gashay-sharci-daro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Iyo Ra\u2019iisul Wazaare Gaas Oo Si Cad Isugu Raacay In Ay Dowlada Kenya Soomaaliya ku Soo Gashay Sharci Daro"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/labada-madax1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3836\" title=\"labada madax\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/labada-madax1-300x232.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"232\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/labada-madax1-300x232.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/labada-madax1.jpg 620w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Kulan Ay Si wadajir ah u yeesheen Madaxweynaha Dowlada TFG-da Soomaaliya Ra\u2019iisulwazaare Gaas Iyo waliba Waziirka Gaashaan Dhiga dowladda KMG ah ee Soomaaliya waxa ayna kaga hadlayeen Soo galitaanka Ciidamada Kenya ay soo galeen Gudaha Dalka.<\/p>\n<p><strong>Shiikh<\/strong> <strong>Shariif Shariif Shiikh Axmed<\/strong> Madaxweynaha dowladda TFG-da Soomaaliya oo Shirka jaraa\u2019id ka hadlay ayaa waxa uu Sheegay inay Kenya ay isku ogaayeen oo kaliya dhanka iskaashiga oo ay kamid ahayd In ay \u00a0tababaraan Ciidamada Soomaaliya<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweyne Shariif ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inuu san ujeedkooda ahayn in ay ogolaansho Ka Heleen Madaxda qaranka Dowlada Soomaaliya \u00a0in dalka ay soo galaan Ciidamo Kenyan ah Islamarkaana ay ka dagaalamaan .<\/p>\n<p><strong>Cabdiwali Maxamed Cali Gaas<\/strong> Ra\u2019iisulwasaaraha Dowlada Soomaliya ayaa Isnna waxa uu sheegay inuusan saxiixin in ay Soo galaan \u00a0Ciidamada Kenya dalka soomaaliya \u00a0 hase yeeshee ay isku ogaayeen inay ka wada dhaxeen doonto iskaashi buuxa Balse Uu Haatan ka war Helay Soo Galida Ciidamada Kenya Ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Hadaladaani Ka Soo Yeeraya Dhamaan Madaxda Dalka Soomaaliya Oo Ay Hormuudka U Yihiin Shariif Axmed Iyo C\/wali Gaas ayaa ku soo aadaya Xilli Ay Si Sharci Darao Ah ku Soo Galeen Dalka Soomaaliya Ciidamo Ka Socda Dalka Kenya Islamarkaana ay Madaxda Dowlada Kaenya Ku Adkeysanayaan In Ka Sii Dagaalamaan Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Balse Waxaa Is Weydiin Mudan Dowlada Soomaaliya Haddii ay Dib U Celiyaan Ciidamadii Ka Socday Dowlada Kenya Xiriirkii Wanaagsanaaa Ee Soomaaliya iyo Kenya Halkee Buu Ku Dambeyndoonaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa?<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Kulan Ay Si wadajir ah u yeesheen Madaxweynaha Dowlada TFG-da Soomaaliya Ra\u2019iisulwazaare Gaas Iyo waliba Waziirka Gaashaan Dhiga dowladda KMG ah ee Soomaaliya waxa ayna kaga hadlayeen Soo galitaanka Ciidamada Kenya ay soo galeen Gudaha Dalka. Shiikh Shariif Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha dowladda TFG-da Soomaaliya oo Shirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3834","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3834"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3839,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3834\/revisions\/3839"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}