{"id":38335,"date":"2017-07-20T20:22:15","date_gmt":"2017-07-20T17:22:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38335"},"modified":"2017-07-20T20:26:07","modified_gmt":"2017-07-20T17:26:07","slug":"tartan-suugaaneed-ay-qabatey-laanta-afka-soomaaliga-bbc-oo-kaalinta-koowaad-ay-gashey-deeqa-nuux-yoonis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/tartan-suugaaneed-ay-qabatey-laanta-afka-soomaaliga-bbc-oo-kaalinta-koowaad-ay-gashey-deeqa-nuux-yoonis\/","title":{"rendered":"Tartan Suugaaneed ay qabatey Laanta Afka Soomaaliga BBC oo kaalinta Koowaad ay Gashey Deeqa Nuux Yoonis."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/deeqa-nuux-yoonis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38336\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/deeqa-nuux-yoonis.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/deeqa-nuux-yoonis.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/deeqa-nuux-yoonis-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a>BBC-da Laanta Af Sooomaaliga ayaa lixdan jirsatay, waxaanay munaasiiba balaadhan loogu qabtay magaaladda Hargeysa oo ah halkii ay barigii hore ka unkatay 1957\/7\/18.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xuska lixdan guuradda BBC-da Soomaalida waxa qayb weyn ka ahaa tartan loo qabtay haweenka Gabya, waxaana ka qaybaatay tartankaasi boqol haweena, taas oo laga soo xullay saddexdii haweenka ahaa ee ugu Gabayga wanaagsanaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saddexdan hablood ee kaalmaha hore ka gallay tartankaasi suugaanta waxa kaalinta kowaad gashay Deeqa Nuux Yoonis, Fadxiya Aadan Yuusuf iyo Shugri Jaamac Ibraahim oo kaalmaha labaad iyo saddaxaad kala gallay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Deeqa Nuux Yoonis oo ah gabadh 23 jir ah oo sannadkii labaad ee jaamacada ku jirta ayaa ka guulaysatay 100 gabdhood oo la tartamay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tartanka suugaanta ayaa u furnaa in ay ka qeybgalaan dhammaan gabdhaha da&#8217;doodu ay u dhaxeyso 16-ka ilaa 35-ka, iyada oo aan lagu xidhin khibradooda iyo halka ay ku nool yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse tartanka ayaa waxaa shuruud u ahaa oo keliya in gabeyga looga qeybgalayo uu yahay mid gabadhu ay curisay oo iyadu leedahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaalida ayaa qani ku ah gabeyga, BBC Soomaalina waxa ay rejeynaysaa in abaalmarintan ay sare u qaadi doonto aqoonta jiilka cusub ee Somaliyeed iyo sidoo kale kobcinta gabdhaha da&#8217;da yar ee ku taxan dhageysiga BBC Somali.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tifaftiraha cusub ee laanta Af soomaaliga ee BBC Cabdillaahi Cabdirisaaq ayaa sheegay in dumarku u baahnayeen uun wax ka hadlaya, waxaanu sheegay in tiro ka badan inta qiyaasayeen in ay ka qaybqaataan tartanka Suugaanka, waxaanu sheegay in guddidii tartanka xulaysay aanay magaca qofka tartanka ku jira aanay u sheegin oo ay calaamad gaar ah uun ku dhajinayeen, waxaa ayna sheegeen in guddidu markii ay soo kala saareen ay tartame waliba magaciisa ku dul qoreen, waxaanu sheegay in ahmiyadda la saarayey uun fariinta qofku gudbinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38295\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>BBC-da Laanta Af Sooomaaliga ayaa lixdan jirsatay, waxaanay munaasiiba balaadhan loogu qabtay magaaladda Hargeysa oo ah halkii ay barigii hore ka unkatay 1957\/7\/18. Xuska lixdan guuradda BBC-da Soomaalida waxa qayb weyn ka ahaa tartan loo qabtay haweenka Gabya, waxaana ka qaybaatay tartankaasi boqol haweena, taas oo laga soo xullay saddexdii haweenka ahaa ee ugu Gabayga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38335\/revisions\/38337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}