{"id":38329,"date":"2017-07-20T19:40:17","date_gmt":"2017-07-20T16:40:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38329"},"modified":"2017-07-20T19:41:23","modified_gmt":"2017-07-20T16:41:23","slug":"rag-looga-shakisanyahey-al-shabaab-oo-dawlada-kenya-lacag-dul-dhigtey-madaxooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/rag-looga-shakisanyahey-al-shabaab-oo-dawlada-kenya-lacag-dul-dhigtey-madaxooda\/","title":{"rendered":"Rag looga Shakisanyahey Al-shabaab oo Dawlada Kenya Lacag Dul dhigtey Madaxooda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/wanted.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/wanted.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/wanted.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/wanted-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a>Dowladda Kenya ayaa lacag gaareysa 2 million oo Shilinka Kenya dhul-dhigtay shan qof oo ay sheegtay in ay ka tirsanyihiin Xarakadda Al shabaab.<\/p>\n<p>Ragga lacagta la dul-dhigay ayaa la sheegay in ay ka dambeyeen weeraro ka dhacay degaanka Lamu ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Shanta qof waxaa kamid ah labo qof oo wada dhashay oo lagu kala magacaabo Salad Tari Gufu iyo Gufu Tari Gufu, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay dhawan afduubteen ayna toogteen haweeney arrimaha bulshada ka shaqeysa oo lagu magacaabo PS Mariam El Maawy.<\/p>\n<p>Booliska waxaa ay sheegeen in labadaasi qof ee wada dhashay sanadkii 2013-kii ay soo aadeen dalka Soomaaliya si ay tababaro ula qaataan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale Booliska ayaa sheegay in Salad Tari, uu Studio ka furtay gurigiisa, waxaana uu iibin jiray VCDs iyo DVDs.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/July\/20177206363611356494113222-1.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nMagacyada labada qof ee kale ayaa lagu kala sheegay Abdkadir Maxamed iyo Maxamed Tajir Ali.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/July\/20177206363611350285761781-1.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Booliska sidoo kale waxaa magaca qofka shanaad ay ku sheegeen Suleymaan, kaas oo ay ku eedeeyen in uu kamid yahay koox ay kamid yihiin Xabiibo, Maalim Sakariye iyo Jureij, oo iyagana ay baadi goobanayaan ciidamada sirdoonka Kenya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/July\/20177206363611373289197813-1.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nDhinaca kale Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Isniintii lasoo dhafay booqday Gobolka Lamu, waxaana uu ka bilaabay Ololaha uu ku doonayo in dib loogu doorto madaxtinimada dalkaasi.<\/p>\n<p>Mr Uhuru, ayaa intii uu ku sugnaa Lamu waxaa uu soo hadal qaaday dagaalka ay kula jiraan xarakadda Al Shabaab, waxaana uu u sheegay ciidanka KDF-ta Kenya in ay dilaan dabadeedna la aaso Al Shabaab haddii lagu arko degaannada Lamu.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iclaamiyey hawl-gal ballaaran oo dhanka amniga ah kaasi oo lagula dagaalamayo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa \u00a0sheegay in lagu guuleystay badbaadinta haweeney ay afduubteen Al Shabaab dhawaan.<\/p>\n<p>Ciidanka dawladda Kenya ayaa soo badbaadiyey Ms. Marriam inkastoo kooxihii afduubtay ay ka qaateen gaarigii ay wadatay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa lacag gaareysa 2 million oo Shilinka Kenya dhul-dhigtay shan qof oo ay sheegtay in ay ka tirsanyihiin Xarakadda Al shabaab. Ragga lacagta la dul-dhigay ayaa la sheegay in ay ka dambeyeen weeraro ka dhacay degaanka Lamu ee dalka Kenya. Shanta qof waxaa kamid ah labo qof oo wada dhashay oo lagu kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38331,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38329\/revisions\/38331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}