{"id":38318,"date":"2017-07-20T02:01:07","date_gmt":"2017-07-19T23:01:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38318"},"modified":"2017-07-20T02:03:59","modified_gmt":"2017-07-19T23:03:59","slug":"wasiirka-dastuurka-xosh-jibril-oo-sheegey-in-aan-afti-dastuur-la-qaadi-karin-somaliland-inta-ay-maqantahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/wasiirka-dastuurka-xosh-jibril-oo-sheegey-in-aan-afti-dastuur-la-qaadi-karin-somaliland-inta-ay-maqantahey\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dastuurka Xosh Jibril oo sheegey in aan Afti Dastuur la qaadi karin somaliland inta ay maqantahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Avv. C\/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Dastuurka KMG aan afti loo qaadi karin, iyadoo nidaamka federaalka ee dalka ka maqan tahay Maamulka Somaliland oo horay uga dhawaaqay inay ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu wariyayaasha kula hadlayay magaalada Muqdisho ayuu wasiirku sheegay in marka la soo gaba-gabeeyo dib u eegista Dastuurka uu Baarlamaanka labada Aqal uu talo ka geli doono, kaddibna ay cod u qaadayaan, si uu u noqdo dastuur loo dhan yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Xoosh ayaa sheegay in labo sano gudahood la doonayo in loo qaado dastuurka Afti dadweyne, hase ahaatee waxaa uu xusay in ay caqabado ka imaan karaan, gaar ahaan dhinaca Amniga iyo siyaasada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDastuurka waa in Afi loo qaadaa, labo sano gudahood si xalaal u noqdo, in Ammaanka noo ogolaan waayo waa laga yaabaa, hadii Amniga noo ogolaadan, tan siyaasiyada ayaa iyana caqabad ah, maxaa yeelay Somaliland oo ka maqan sheeko Qarameedkan Afti lama gelin karo Dastuurka\u201dayuu yiri Wasiir Xoosh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in hadii Afti loo qaado Dastuurka, iyadoo Somaliland maqan ay u muuqaneyso in laga maarmay oo ay ku noqoneyso dal ka go\u2019ay Soomaaliya inteeda kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHadii Somaliland aftida ka qeyb qaadan, waxaa u muuqaneynaa inaan dhahno waa idinka maaranay, marka waa inay dariishada furnaato, si Federaalkan socda ay ugu soo qeyb geli lahaayeen\u201dayuu yiri Wasiir C\/raxmaan Xoosh Jibriil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa muddooyinkii u dambeeyay kulamo wada tashi kula yeelaneysay xarumaha deegaanada maamul goboleedyada, si shacabka looga qeyb galiyo talooyinka ku aadan dib u eegista qodobada Dastuurka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38295\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Avv. C\/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Dastuurka KMG aan afti loo qaadi karin, iyadoo nidaamka federaalka ee dalka ka maqan tahay Maamulka Somaliland oo horay uga dhawaaqay inay ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale. Mar uu wariyayaasha kula hadlayay magaalada Muqdisho ayuu wasiirku sheegay in marka la soo gaba-gabeeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38320,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38318\/revisions\/38320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}