{"id":38302,"date":"2017-07-20T00:39:14","date_gmt":"2017-07-19T21:39:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38302"},"modified":"2017-07-20T00:40:38","modified_gmt":"2017-07-19T21:40:38","slug":"mushaharka-shaqaalaha-soomaaliya-lacag-lagu-kabi-jirey-oo-bankiga-adduunku-kordhiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/mushaharka-shaqaalaha-soomaaliya-lacag-lagu-kabi-jirey-oo-bankiga-adduunku-kordhiyey\/","title":{"rendered":"Mushaharka SHaqaalaha Soomaaliya Lacag lagu kabi jirey oo Bankiga Adduunku Kordhiyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/bankiga-aduunka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38303\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/bankiga-aduunka.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/bankiga-aduunka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/bankiga-aduunka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiiru dowlaha W. Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafdi uu hogaaminayo wakiilka Soomaaliya ee u qaabilsan Bangiga Aduunka, waxayna ka wada hadleen dar dargalinta howlaha shaqo uu Bangigu ka hayo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkaan oo daba socday shirar hore ayaa lagu falanqeeyey kordhinta lacagta ay ku kabaan mushaaraadka shaqaalaha oo ahayd $ 700,000 kun bihsii, ayaa hada Bangiga Aduunku go\u2019aamiyey in laga dhigo $ 1,700,000 oo dollar bishii, laga bilaabo bishaan aan ku guda jirno.<\/p>\n<p>Kabidda mushaarka shaqaalaha rayidka ah ayaa waxaa ayaa waxaa ku xiran fulinta shuruudo ay isla qaateen Bangiga Aduunka iyo dowladda Soomaaliya taas oo ah in lagu socdo nidaamkii Hagaajinta Maamulka iyo Maaliyadda (PFM) oo soo bilowday sanadkii 2013-kii, waxaana bil kasta si wada jir ah laysula eegayaa waxa ka qabsoomay shuruudahaas, oo hadii la fulin waayo ay dhici karto in ay hakato.<\/p>\n<p>Bangiga Aduunka ayaa ka wada mashaariic kala duwan dalka kuwaas oo badankooda hoos yimaadaan wasaaradda maaliyada, mashariicda ayaa isugu jirta dib u habaynta shaqaalaha dowladda, dayactir iyo dhisida xarumaha dowaladda, kabida mushaaraadka oo ay ka fa\u2019iidysanayaan maamul goboleedyada, iyo kor u qaadida tayada Hay\u2019adaha dakhliga \u00a0ee Dowladda iyo kuwo kale oo badan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha W. Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafdi uu hogaaminayo wakiilka Soomaaliya ee u qaabilsan Bangiga Aduunka, waxayna ka wada hadleen dar dargalinta howlaha shaqo uu Bangigu ka hayo Soomaaliya. Shirkaan oo daba socday shirar hore ayaa lagu falanqeeyey kordhinta lacagta ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38304,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38302\/revisions\/38304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}