{"id":38294,"date":"2017-07-19T23:31:13","date_gmt":"2017-07-19T20:31:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38294"},"modified":"2017-07-20T02:17:16","modified_gmt":"2017-07-19T23:17:16","slug":"iom-316-qaxooti-soomaali-ah-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/iom-316-qaxooti-soomaali-ah-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey\/","title":{"rendered":"IOM 316 Qaxooti Soomaali ah oo Dalka Dib ugu soo laabtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/iom-soo-noqosho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38296\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/iom-soo-noqosho.jpg\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/iom-soo-noqosho.jpg 650w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/iom-soo-noqosho-300x152.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a>316 qof oo muwadiniin Soomaali ah oo ku noolaa dalka Yeman ayaa dib ugu soo noqday dalka Soomaaliya, sida ay sheegtay Hay\u2019adda Socdaalka iyo soogalootiga Qaramada Midoobay ee IOM.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa sidoo kale sheegtay in 4 maalmood gudahood Soomaalidaasi ay soo gaareen gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>IOM ayaa 18-ka bishan July magaalladda Cadan kasoo qaaday muwadiniin gaaraya 100 qof kuwaas oo ahaa kooxdii saddexaad oo Soomaali ah.<\/p>\n<p>12-kii Bishan, 3 Bas iyo gaari ka mid ah kuwa gurmadka deg degga ah ayaa ka ambabaxay Magaalladda Sanca waxaana ay aadeen magaalada Cadan iyaga oo wada Soomaali 81 qof gaareysa.<\/p>\n<p>Waxaa ay kala ahaayeen 57 Rag ah, 25 Dumar ah, 5 Wiil iyo 3 Gabdhood,waxaana ugu dambeyn laga dejiyay Dekadda Magaalladda Berbera ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Bartamihii March 45 Somali ah ayaa ku dhintay kadib markii Doon ay la socdeen ay la kulantay Duqeyn ay u geysteen dhinacyada ku dagaallamaya Dalka Yemen.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/July\/2017719636360336548012373duqeyn-yemen3.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nLixdii bilood ee lasoo dhaafay 1,306 qof oo muwaadiniin Soomaali ah ayaa dalka dib loogu soo celiyay, waxaana soo celintaasi si wada jir ah uga qeyb-qaatay hay\u2019adda QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR iyo Hay\u2019adda Socdaalka iyo soogalootiga Qaramada Midoobay ee IOM.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38295\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>316 qof oo muwadiniin Soomaali ah oo ku noolaa dalka Yeman ayaa dib ugu soo noqday dalka Soomaaliya, sida ay sheegtay Hay\u2019adda Socdaalka iyo soogalootiga Qaramada Midoobay ee IOM. Hay\u2019adda ayaa sidoo kale sheegtay in 4 maalmood gudahood Soomaalidaasi ay soo gaareen gudaha dalka Soomaaliya. IOM ayaa 18-ka bishan July magaalladda Cadan kasoo qaaday muwadiniin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38297,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38294\/revisions\/38297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}