{"id":38289,"date":"2017-07-19T22:21:14","date_gmt":"2017-07-19T19:21:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38289"},"modified":"2017-07-20T02:24:13","modified_gmt":"2017-07-19T23:24:13","slug":"degmada-jalalaqsi-oo-la-sheegey-in-ay-godoon-ku-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/degmada-jalalaqsi-oo-la-sheegey-in-ay-godoon-ku-jirto\/","title":{"rendered":"Degmada Jalalaqsi oo la Sheegey in ay Go&#8217;doon ku jirto."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/jalalaqsi-go-doon.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/jalalaqsi-go-doon.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"294\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/jalalaqsi-go-doon.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/jalalaqsi-go-doon-300x134.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ibraahim Madoobe Nuur, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa warbaahinta u sheegay in dadka ku nool degmadda ay heysato dhibatooyin adag oo dhinaca nolosha ah.<\/p>\n<p>Degmada Jalalaqsi ayuu guddoomiyaha sheegay in ay go\u2019doomiyeen Xarakada Al Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dalbaneynaa in waddooyinka loo furo degmadda, si kaalmooyin loo soo gaarsiiyo dadka ku nool degmadda\u201d, ayuu yiri.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxa uu ka dalbaday Madaxda Qaranka in ay ka qeyb qaataan sidii loo furi lahaa Waddooyinka soo gala degmada iyo kuwa ka baxa si Bulshada Jalalaqsi uga baxaan dhibaatooyinka.<\/p>\n<p>Nolosha ka dhex jirta degmadda ayaa ah mid aan la qiyaasi karin, waxaana sidoo kale adag nolshada.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa uu waday qorshayaal ay ku doonayeen in ay dib ugu furaan waddooyinka degmadda si gar-gaar loo garsiiyo.<\/p>\n<p>Jalalaqsi waa degmo ku taala bartamaha-koonfureed ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ibraahim Madoobe Nuur, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa warbaahinta u sheegay in dadka ku nool degmadda ay heysato dhibatooyin adag oo dhinaca nolosha ah. Degmada Jalalaqsi ayuu guddoomiyaha sheegay in ay go\u2019doomiyeen Xarakada Al Shabaab. \u201cWaxaan dalbaneynaa in waddooyinka loo furo degmadda, si kaalmooyin loo soo gaarsiiyo dadka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38291,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38289"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38293,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38289\/revisions\/38293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38291"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}