{"id":38283,"date":"2017-07-19T21:23:50","date_gmt":"2017-07-19T18:23:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38283"},"modified":"2017-07-20T02:19:43","modified_gmt":"2017-07-19T23:19:43","slug":"degmada-bardaale-oo-hawl-gallo-ka-dhan-ah-al-shabaab-ka-socdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/degmada-bardaale-oo-hawl-gallo-ka-dhan-ah-al-shabaab-ka-socdaan\/","title":{"rendered":"Degmada Bardaale oo Hawl gallo ka dhan ah Al-shabaab ka socdaan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/HAWLGAL-ALSHABAB.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38287\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/HAWLGAL-ALSHABAB.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/HAWLGAL-ALSHABAB.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/HAWLGAL-ALSHABAB-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamul-gobolleedka Koonfur-galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah Al Shabaab waxaa ay ka bilaabeen degaanno ka tirsan Degmada Bardaale ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Weedow Cali Xasan, Guddoomiyaha degmada Bardaale ee gobolka Baay, ayaa warbaahinta u sheegay intii ay ku guda jireen howlgalka in ay dileen dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, sida hadalka uu u dhigay.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa dhinaca kale waxaa xooggiisa uu ka socdaa inta u dhexeysa Baydhabo iyo Bardaale.<\/p>\n<p>\u201cMararka qaar dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ayaa si dhuumaaleysi ah waxaa ay ku yimaadaan degaannada, balse ciidamada ayaa hela mararka qaar xog wanaagsan, kadibna waxaa ay sameeyaan ka hortag\u201d, ayuu hadalkiisa sii raaciyay Weedow Cali Xasan, Guddoomiyaha degmada Bardaale ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Xarakadda Al Shabaab ayaa inta badan waxaa la sheegaa in saldhigyo ay ku leeyihiin degaanno ka tirsan koonfur-galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-19.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38196\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-19.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamul-gobolleedka Koonfur-galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah Al Shabaab waxaa ay ka bilaabeen degaanno ka tirsan Degmada Bardaale ee Gobolka Baay. Weedow Cali Xasan, Guddoomiyaha degmada Bardaale ee gobolka Baay, ayaa warbaahinta u sheegay intii ay ku guda jireen howlgalka in ay dileen dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, sida hadalka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38287,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38283","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38283","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38283"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38321,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38283\/revisions\/38321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38287"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}