{"id":38272,"date":"2017-07-19T00:06:09","date_gmt":"2017-07-18T21:06:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38272"},"modified":"2017-07-19T00:08:15","modified_gmt":"2017-07-18T21:08:15","slug":"xisbiyada-kulmiye-iyo-waddani-oo-guddiga-doorashada-slnd-sheegey-in-uu-talaabo-ka-qaadayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/xisbiyada-kulmiye-iyo-waddani-oo-guddiga-doorashada-slnd-sheegey-in-uu-talaabo-ka-qaadayo\/","title":{"rendered":"Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo Guddiga Doorashada SLND sheegey in uu Talaabo ka qaadayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/gudiga-dorasho-ee-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38273\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/gudiga-dorasho-ee-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"633\" height=\"409\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/gudiga-dorasho-ee-slnd.jpg 633w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/gudiga-dorasho-ee-slnd-300x194.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 633px) 100vw, 633px\" \/><\/a>\u00a0Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa si cad u sheegay in labadda xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI jabiyeen xeerkii anshaxa ee ay saxeexeen,isla markaana talaabooyin ka qaadi doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddida doorashooyinka oo kulan la yeeshay wakiiladda saddexda xisbi ayaa markii uu shirkaasi dhamaaday waxa warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan waxaanu sheegay qodobadda ay jabiyeen labadaasi xisbi.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cLaba xisbi qaran waxay ku gafeen xeerkii hab dhaqanka qaybinta kaadhadhka oo ay si badheedh ah u jabiyeen marka gobolka Togdheer marayeen, waxay jabiyeen qodobo ka mid ah kuwii lagu heshiiyey, qodobaasi si badheedh ah ayaa loo jabiyey, qodobadda la jabiyey waa qodobka 3aad, 6aad, 7aad faqradiisa 13aad, iyo faqradiisa 14aadba in labadda xisbi ee KULMIYE iyo WADANI si badheedh ah u baalmareen xeerka anshaxa ee komishanka la saxeexdeen, taasna waxaanu ka soo saari doonaa go\u2019aan cad, waxaana u gudbin doonaa labadda xisbi,\u201dayuu yidhi Cabdiqaadir Iimaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin gudoomiyuhu ma sheegin waxay ku ciqaabi doonaan cidii jabisay xeerkaasi la wada saxeexay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, waxa iyaguna ka hadlay saddexda xisbi qaran,kuwaas oo soo dhoweeyey go\u2019aanka guddida doorashooyinka qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">xoghayaha guud ee xisbiga WADANI Maxamed Uurcadde, waxaanu yidhi \u201cXeerka anshaxa haddii la inagu helo wixii aanu ku heshiinay wax ka duwan diyaar baanu u nahay in wixii komishanku nagu xukumo aanu qaadano, waxaana jecelahay in shuruucda qaranka loo wada hogaansamo\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Muxumed Axmed oo wakiil ka ah xisbiga KULMIYE waxa uu yidhi \u201c Haddii aanu nahay xisbi xaakinkii wixii halkaasi ka dhacay waanu qaadanaynaa, waxaanu xisbiga iyo taageerayaashiisa gaadhsiin doonaa wakiilna kaga nahay inaanu ilaalino sharciga u yaala doorashooyinka qaranka, hadba kii duruuftiisa taagan yahay in la ixtiraamo ayaanu halkan ugu gudbinaynaa, wixii sharciyan naga qabtana\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiga UCID oo isagu hore labadda xisbi ee kale ugu eedeeyey inay ku xadgudbeen xeerkii anshaxa ah ee lagu saxeexay, waxaana u hadlayey Cabdinaasir Qodox, waxaanu yidhi \u201cwaanu hambalynayna go\u2019aankaasi Komishanku qaateen, xeerkaasi anshaxa ee aanu kala saxeexanay go\u2019aankii ay ka soo saareen iyaga waanu ku hambalyeyna go\u2019aankooda waanu sugayna, xisbiyada waxaan ku guubaabinaya inay dhawraan wixii la kala saxeexday\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadan xisbi ayaa lagu eedeeyey inay bilaabeen olole aan loo fasaxin,isla markaana deegaanadii ay mareeyeen dadku ku soo dhoweynayeen calamaddi xisbi, taas oo hore looga digay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-19.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38196\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-19.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa si cad u sheegay in labadda xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI jabiyeen xeerkii anshaxa ee ay saxeexeen,isla markaana talaabooyin ka qaadi doonaan. Guddida doorashooyinka oo kulan la yeeshay wakiiladda saddexda xisbi ayaa markii uu shirkaasi dhamaaday waxa warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan waxaanu sheegay qodobadda ay jabiyeen labadaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38274,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38272\/revisions\/38274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38273"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}