{"id":3824,"date":"2011-10-26T14:31:57","date_gmt":"2011-10-26T14:31:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3824"},"modified":"2011-10-26T14:38:17","modified_gmt":"2011-10-26T14:38:17","slug":"kulan-maanta-golaha-waziirada-ay-ku-yeesheen-magaalada-muqdisho-oo-ka-soo-baxay-qodob-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/kulan-maanta-golaha-waziirada-ay-ku-yeesheen-magaalada-muqdisho-oo-ka-soo-baxay-qodob-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Kulan Maanta Golaha Waziirada Ay Ku Yeesheen Magaalada Muqdisho Oo Ka Soo Baxay Qodob Muhiim Ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Kulan ay Maanta Magaalada Muqdisho Ku Yeesheen Golaha wasiirada Dowlada TFG-da Soomaliya ayaa si wadajir ah u ansixiyay qorshaha xasilinta Amaanka Qaranka\u00a0 \u00a0dalka Soomaalia.<\/p>\n<p><strong>R\/wasaare C\/weli Maxamed Cali<\/strong> <strong>Gaas<\/strong> oo Shir Gudoominayay \u00a0Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray arrimaha la dagaalanka musuq maasuqa, \u00a0gargaarka bani\u2019aadanimada Ee Dowladaha Caalamka Ku Soo Deeqaan Dalka Soomaaliya iyo Amniga guud ee gobollada dalka Sida ay Isaga Kaashan Lahaayeen Dhamaan Arimahaas.<\/p>\n<p>Wasiir Ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka <strong>Mudane C\/xakiim Cige Guuled<\/strong> ayaa sheegay in qorshahani uu soo socday Sanado Farabadan islamarkaana ay maanta meel mariyeen xubnaha golaha wasiirada dhawaana loo gudbin doono Baarlamnka si ay u Ansixiyeaan Islamarkaa Si Cad Loogu dhaqmo.<\/p>\n<p><strong>Mudane C\/xakiim Cige Guuled<\/strong> ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in qorshahani ay ka soo shaqeeyeen muddo sadex bilood ah kaas oo wax badan ka bedeli doona marxalada uu xilligaani marayo Xaladaha Dalka Iyo Sidii Loo Xaqiijinlaha Dhamaan Arimaha ay Isku Raaceen Golaha Waziirada<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Kulan ay Maanta Magaalada Muqdisho Ku Yeesheen Golaha wasiirada Dowlada TFG-da Soomaliya ayaa si wadajir ah u ansixiyay qorshaha xasilinta Amaanka Qaranka\u00a0 \u00a0dalka Soomaalia. R\/wasaare C\/weli Maxamed Cali Gaas oo Shir Gudoominayay \u00a0Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray arrimaha la dagaalanka musuq maasuqa, \u00a0gargaarka bani\u2019aadanimada Ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3824","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3824"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3830,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3824\/revisions\/3830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}