{"id":38218,"date":"2017-07-17T22:14:37","date_gmt":"2017-07-17T19:14:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38218"},"modified":"2017-07-18T00:51:12","modified_gmt":"2017-07-17T21:51:12","slug":"adeegii-internetka-oo-dib-ugu-soo-laabtay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/adeegii-internetka-oo-dib-ugu-soo-laabtay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Adeegii Internetka Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<ul>\n<li style=\"text-align: right;\">Adeega internetka oo muddo 22 maalmood ah ka maqnaa caasimadda Muqdisho iyo inta badan \u00a0dhamman magaalooyinka \u00a0koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa dib loo soo celiyay maanta oo isniin ah.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dowladda Soomaaliya waxay hadda shaacisay in Internet-ka lagu guuleystay oo dib loo soo celiyo ka dib markii muddo saddex maalmood ah uu markab iyo injineero loo soo diray dib isku xirada xargaha Fiber obtic ay \u00a0xaliyeen ciladii jirtay.<\/p>\n<p>Mudada uu go\u2019naa Internet-ka ayaa wuxuu saamayn badan ku yeeshay adeegyada Bulshada sida Xawaladaha, shirkadaha ganacsiga, warbaahinta, hay\u2019adaha, hoteeladda, adeegyada kale ee Waxbarashada iyo \u00a0guud ahaan bulshada.<\/p>\n<p>Wasaaradda waxay kaloo sheegtay in Markab laga leeyahay dalkaasi Masar inuu jaray Cable-ka Internet-ka ee dhex mara Badda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38086\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adeega internetka oo muddo 22 maalmood ah ka maqnaa caasimadda Muqdisho iyo inta badan \u00a0dhamman magaalooyinka \u00a0koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa dib loo soo celiyay maanta oo isniin ah. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dowladda Soomaaliya waxay hadda shaacisay in Internet-ka lagu guuleystay oo dib loo soo celiyo ka dib markii muddo saddex maalmood ah uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38218"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38253,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38218\/revisions\/38253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}