{"id":38212,"date":"2017-07-17T21:25:42","date_gmt":"2017-07-17T18:25:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38212"},"modified":"2017-07-17T23:59:28","modified_gmt":"2017-07-17T20:59:28","slug":"xeer-illaaliyaha-guud-ee-qaranka-axmed-cali-daahir-oo-sheegey-in-lagu-noqdo-kuraasta-barlamaanka-ee-muranku-ka-jirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/07\/xeer-illaaliyaha-guud-ee-qaranka-axmed-cali-daahir-oo-sheegey-in-lagu-noqdo-kuraasta-barlamaanka-ee-muranku-ka-jirey\/","title":{"rendered":"Xeer Illaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo Sheegey in lagu Noqdo kuraasta Barlamaanka ee Muranku ka jirey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo markii ugu horeysay ka hadlay kuraasta baarlamaanka ee wali leysku hayo ayaa sheegay in dib loogu laabto doorashada 8 da Kursi ee maxkamada sare go\u2019aanka ka soo saartay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeer ilaaliyaha ayaa tilmaamay in aysan macquul aheyn in aan la dhaqan gelin oo aan la dhageysan go\u2019aanada muhiimka ah ee ka soo baxa maxkamada sare ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu sidoo kale sheegay in Baarlamaanka laga doonayo in ay tixgeliyaan oo ay maqlaan go\u2019aanka Maxkamada ay gaartay dibna doorasho loogu celiyo Kuraansta ay tilmaantay maxkamada ee cadaalad darrada iyo Musuqa ku soo baxay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Waxaan taageerayaa go\u2019aanka maxkamada sare ka soo baxay anaga ma dooneyno in aan u kala safano xildhibaanada baarlamaanka balse waxaa muhiim ah in laga shaqeeyo cadaaladda oo dib doorasho xalaal ah loogu \u00a0celiyo kuraasta aan saxneyn ee baarlamaanka ku jira \u201cayuu yiri xeer Ilaaliyaha Qaranka\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in baarlamaanka laga doonayo hada in ay si shuruud la\u2019aan ah ku fuliyaan go\u2019aanka ka soo baxay Maxkamada Sare ee dalka isla markaana ay sharciga ilaaliyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38086\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-12.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37982\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-12.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo markii ugu horeysay ka hadlay kuraasta baarlamaanka ee wali leysku hayo ayaa sheegay in dib loogu laabto doorashada 8 da Kursi ee maxkamada sare go\u2019aanka ka soo saartay. Xeer ilaaliyaha ayaa tilmaamay in aysan macquul aheyn in aan la dhaqan gelin oo aan la dhageysan go\u2019aanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25059,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38212"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38215,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38212\/revisions\/38215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}