{"id":38180,"date":"2017-06-23T04:32:52","date_gmt":"2017-06-23T01:32:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38180"},"modified":"2017-06-23T04:34:41","modified_gmt":"2017-06-23T01:34:41","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-juxa-oo-gaalkacyo-gaareywaa-maxey-ujeedadu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/wasiirka-arrimaha-gudaha-juxa-oo-gaalkacyo-gaareywaa-maxey-ujeedadu\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha JUXA oo Gaalkacyo Gaarey\/waa maxey ujeedadu?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiir-JUXA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38181\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiir-JUXA.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiir-JUXA.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiir-JUXA-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa kulamo la leh waxgaradka Gaalkacyo iyo mas\u2019uuliyiinta labada dhinac, isagoo kala hadlaya sidii loo xoojin lahaa heshiiska nabadeed ee maalintii Talaadadii ay wada gaareen labada maamul ee Puntland iyo Galmudug<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Juxa ayaa xalay ka qeyb galay kulan afur ah oo ay u sameeyeen waxgaradka magaalada ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay muhiim u tahay in xal nabadeed oo wadajir ah laga gaaro colaada Gaalkacyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGaalkacyo oo muddo dheer magaalo colaadeed aheyd, waxaa ay noqon kartaa meesha Soomaaliya nabada looga soo dabaali karo, waxaa qabaa in la raadiyo Gaalkacyo cusub, iyo Mudug cusub oo nabad lagu wada noolaado\u201dayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in reer Gaalkacyo looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan nabadgelyada iyo wadajirka, si loo soo afjaro colaadihii afartanka sano ee ka jirtay magaalada, si ay magaalada Gaalkacyo tusaale ugu noqoto dalka oo dhan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Socdaalka wasiirka Arrimaha Gudaha uu ku tagay Gaalkacyo ayaa ah kii u horeeyay ee uu ku tago. iyadoo maalin ka hor lagu soo gaba gabeeyay wada hadal u socday Wasiiro ka tirsan Galmudug iyo Puntland, kaasoo heshiis nabadeed lagu gaaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiir-JUXA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38181\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiir-JUXA.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiir-JUXA.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiir-JUXA-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wasiirka ayaa kulamo la leh waxgaradka Gaalkacyo iyo mas\u2019uuliyiinta labada dhinac, isagoo kala hadlaya sidii loo xoojin lahaa heshiiska nabadeed ee maalintii Talaadadii ay wada gaareen labada maamul ee Puntland iyo Galmudug Wasiir Juxa ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38180","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38180"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38182,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38180\/revisions\/38182"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}