{"id":38177,"date":"2017-06-23T04:07:49","date_gmt":"2017-06-23T01:07:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38177"},"modified":"2017-06-23T04:11:22","modified_gmt":"2017-06-23T01:11:22","slug":"madaxweyne-maxamed-cllaahi-farmaajo-oo-gaarey-kampala-ee-dalka-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/madaxweyne-maxamed-cllaahi-farmaajo-oo-gaarey-kampala-ee-dalka-uganda\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo Gaarey Kampala ee Dalka Uganda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/farmaajo-safar-kambala.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38178\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/farmaajo-safar-kambala.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/farmaajo-safar-kambala.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/farmaajo-safar-kambala-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mundane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa shalay gaaray magaalladda Kampala ee caasimada dalka Uganda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in dhawaan uu ka qeyb-gallo shir dalkaasi ka furmaya oo looga hadlayo arrimaha Qaxootiga gobolka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdiga uu la socdo ayaa inta ay booqashada ku guda jiraan waxaa ay la kulmi doonaa madaxda Uganda iyo wufuuda kale ee shirka ka qeyb-galaysa.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha waxaa ku jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo Mas\u2019uuliyiin kale oo wada hadallo la yeelan doona dhigooda wadanka Uganda.<\/p>\n<p>Dowladda Uganada ayaa waxaa ay kamid tahay waddamada ciidamada Nabad ilaalinta usoo diray dalka Soomaaliya kuwaas oo caawimaad siinaya ciidanka dowladda oo dagaal xooggan kula jira dagaalyahannada Al Shabaab.<\/p>\n<p>Shirka sanadkan ka furmaya dalka Uganada, waxaa ka qeyb-galaya waddamo badan oo African, waxaana sanad kasta lagu qabtaa wadan Africa ku yaalla.<\/p>\n<p><strong>Waan idin soo gudbin donaa kulamada madaxweynaha uu la <\/strong><strong>yeesho mas\u2019uuliyiinta iyo waxyaabah kasoo baxa.<\/strong><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mundane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa shalay gaaray magaalladda Kampala ee caasimada dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in dhawaan uu ka qeyb-gallo shir dalkaasi ka furmaya oo looga hadlayo arrimaha Qaxootiga gobolka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdiga uu la socdo ayaa inta ay booqashada ku guda jiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38178,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38179,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38177\/revisions\/38179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}