{"id":38149,"date":"2017-06-22T01:00:34","date_gmt":"2017-06-21T22:00:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38149"},"modified":"2017-06-22T01:01:32","modified_gmt":"2017-06-21T22:01:32","slug":"xuduudka-saxaraha-u-dhaxeeye-sucuudiga-iyo-qadar-oo-xoolo-nool-ku-xayiranyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/xuduudka-saxaraha-u-dhaxeeye-sucuudiga-iyo-qadar-oo-xoolo-nool-ku-xayiranyihiin\/","title":{"rendered":"Xuduudka Saxaraha U dhaxeeye Sucuudiga iyo Qadar oo Xoolo nool ku xayiranyihiin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/geel-iyo-xoolo-xayiran.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/geel-iyo-xoolo-xayiran.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/geel-iyo-xoolo-xayiran.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/geel-iyo-xoolo-xayiran-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Xiisada siyaasadeed ee ka dhax aloosan dalalka Khaliijka ayaa u muuqata mid xilgan saameyn adag ku yeellatay xitaa dadka xoola dhaqatada ah, kaddib markii dowladda Sacuudiga ku amartay muwaadiniinta u dhalatay dalka Qatar in mudo 14 cisho ah uga baxaan dalkeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xadka labada dal ayaa lagu waramayaa in ay ku xayiran yihiin ku dhawaad 12, 000 oo Geel iyo Ido isugu jira kuwaa oo xoola dhaqato ka soo jeeda dalka Qatar doonayaan in ay dalkooda dib ugu celiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabadan ayaa ka danbeysay kaddib markii dowladda Sacuudiga ugu baaqday xoolaha dhaqatada ka soo jeeda dalka Qatar in ay dib dalkooda ula laabtaan xoolaha ka jooga dalka Sacuudiga, taasoo keentay in kumannaan Geel iyo Ido isugu jira ku xayirmaan xadka labada dowladood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dalka Qadar ayaa qaar ka mid ah wadamada Khaliijka waxaa ay ku soo rogeen xayiraadka dhinaca dhulka, Cirka iyo Badda ah, waxaana muuqata in hadda dowladda Qatar xiriir dhaw la yeelatay wadanka Iran halkaa oo ay maalin walba ka soo iibsato cunto iyo qudaar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisada siyaasadeed ee ka dhax aloosan dalalka Khaliijka ayaa u muuqata mid xilgan saameyn adag ku yeellatay xitaa dadka xoola dhaqatada ah, kaddib markii dowladda Sacuudiga ku amartay muwaadiniinta u dhalatay dalka Qatar in mudo 14 cisho ah uga baxaan dalkeeda. Xadka labada dal ayaa lagu waramayaa in ay ku xayiran yihiin ku dhawaad 12, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38150,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38149"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38151,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38149\/revisions\/38151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}