{"id":38145,"date":"2017-06-22T00:35:36","date_gmt":"2017-06-21T21:35:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38145"},"modified":"2017-06-22T00:36:07","modified_gmt":"2017-06-21T21:36:07","slug":"laamaha-amniga-oo-rw-khayre-isugu-yeerey-qaraxii-degmada-madiina-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/laamaha-amniga-oo-rw-khayre-isugu-yeerey-qaraxii-degmada-madiina-kadib\/","title":{"rendered":"Laamaha Amniga oo R\/W KHayre isugu yeerey Qaraxii Degmada Madiina kadib."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/khayre-rw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38146\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/khayre-rw.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/khayre-rw.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/khayre-rw-300x206.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ra\u2019isul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kulamo deg-deg ah la qaatay saraakiisha laamaha ammaanka ee dalka, kadib Qaraxii shalay Al Shabaab ay ku weerareen xarunta degmada Wadajir.<\/p>\n<p>Mudane Kheyre, ayaa saraakiisha amniga u sheegay in aan loo dulqaadan karin in Al-shabaab ay helaan Fursad ay Shacabka ku waxyeeleyn karaan, isaga oo xusay in ciidamada ammaanka laga doonayo in ay si adag uga hortagaan dhacdooyinka nuucaan oo kala ah ee ay Al Shabaab geystaan, waa sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul wasaaraha waxaa uu isugu yeeray dhamaan laamaha amniga, ujeedaduna waxaa ay aheyd falalka noocaan oo kala ah sidii cashar looga baran lahaa iyo wixii loo qaban lahaa dadkii waxyeeladu ay soo garatay. \u00a0Wasiirka amniga iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyagana waxaa ay tageen goobiha si ay ugu kuurgalaan waxaana ay booqdeen dadkii dhaawacyada qabay ee isbitaallada la geeyay, sidoo kale wasiiradda caafimaada waxaa ay booqatay dhaawacyada\u201d, sidaasi waxaa yiri wasiirka warfaafinta oo warbaahinta la hadlay.<\/p>\n<p>Sidoo kale ra\u2019iisul wasaaraha ayaa ka dalbaday shacabka in ay la shaqeeyaan laamaha ammaanka.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Dhinaca kale saraakiisha amniga Dalka ayaa Ra\u2019isul Wasaare kheyre uga warbixiyey sida uu u dhacay qarixii ka dhacay xarunta degmada Wadajir iyo baaritaanada dheeriga ee la xiriira qarax oo ilaa iminka socdo.<\/p>\n<p>Tan iyo markii la bilaabay howlgallada xasililinta amniga caasimada, waxaa Muqdishu ka dhacay laba qarax oo lagu dilay dad ka badan 40 qof.<\/p>\n<p>Qaraxii ugu horeeyay waxaa lagu weeraray maqaayada Pizza House halka midkii labaadna uu ahaa kii shalay lagu weeraray xarunta degmadda Wadajir, waxaana labada Qarax sheegatay Al Shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kulamo deg-deg ah la qaatay saraakiisha laamaha ammaanka ee dalka, kadib Qaraxii shalay Al Shabaab ay ku weerareen xarunta degmada Wadajir. Mudane Kheyre, ayaa saraakiisha amniga u sheegay in aan loo dulqaadan karin in Al-shabaab ay helaan Fursad ay Shacabka ku waxyeeleyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38146,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38145"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38147,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38145\/revisions\/38147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}