{"id":38142,"date":"2017-06-22T00:26:49","date_gmt":"2017-06-21T21:26:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38142"},"modified":"2017-06-22T00:27:16","modified_gmt":"2017-06-21T21:27:16","slug":"magaalada-baydhabo-oo-maxkamada-ciidamadu-dil-iyo-xabsi-daain-ku-xukuntey-eedeysanayaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/magaalada-baydhabo-oo-maxkamada-ciidamadu-dil-iyo-xabsi-daain-ku-xukuntey-eedeysanayaal\/","title":{"rendered":"Magaalada Baydhabo oo Maxkamada Ciidamadu Dil iyo Xabsi Daa;in ku Xukuntey Eedeysanayaal."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/SHUUTE.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-38143\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/SHUUTE.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/SHUUTE.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/SHUUTE-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Maxkamada darrajada koowaad ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo heystay saddex eedeysane oo la sheegay in ay ka danbeeyeen dilkii wadaad caan ka ahaa magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhageysiga maxkamada eedeysanayaasha oo aheyd mid furan waxaa goob joog ka ahaa dadweynaha magaalada Baydhabo, garsoorayaasha maxkamada iyo qarreennada u doodayay eedeysanayaasha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda ayaa waxaa la horkeenay marqaatiyaal dhowr\u00a0 ah oo ay ku jiraan raggii soo qabtay eedeysanayaasha iyadoo sidoo kale la soo bandhigay hubkii lagu soo qabtay oo ahaa laba bistoolad iyo hal Bam gacmeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda ayaa markii ;danbe xukun dil ah ku riday ninka lagu magacaabo Maxamed Aadan Cali Barrow oo ku eedeysan in uu gacantiisa ku dilay Sheekh Maxamed Madeer oo xiligaa Salaada Taraawiixda ku tukanayay mid ka mid ah masaajida magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Labada kale oo la sheegay in ay gacan siiyeen gacan ku dhiiglaha ku xukuntay xabsi daa\u2019in.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada darrajada koowaad ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo heystay saddex eedeysane oo la sheegay in ay ka danbeeyeen dilkii wadaad caan ka ahaa magaalada Baydhabo. Dhageysiga maxkamada eedeysanayaasha oo aheyd mid furan waxaa goob joog ka ahaa dadweynaha magaalada Baydhabo, garsoorayaasha maxkamada iyo qarreennada u doodayay eedeysanayaasha. Maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38144,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38142\/revisions\/38144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}