{"id":381,"date":"2011-05-04T11:15:41","date_gmt":"2011-05-04T11:15:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=381"},"modified":"2011-05-04T11:15:46","modified_gmt":"2011-05-04T11:15:46","slug":"shiikh-fuad-maxed-qalaf-abuu-craxmaan-assokori-waxaan-ka-farxinayaa-muslimiinta-waxaan-ka-naxinayaa-gaalada-iyo-inta-raacsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/shiikh-fuad-maxed-qalaf-abuu-craxmaan-assokori-waxaan-ka-farxinayaa-muslimiinta-waxaan-ka-naxinayaa-gaalada-iyo-inta-raacsan\/","title":{"rendered":"Shiikh Fu&#8217;ad Max&#8217;ed Qalaf Abuu C\/raxmaan Assokori &#8221; Waxaan Ka Farxinayaa Muslimiinta Waxaan Ka Naxinayaa Gaalada Iyo Inta Raacsan"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa Dacwada Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab Shiikh Fu&#8217;ad Max&#8217;ed Qalaf Abuu C\/raxmaan Assokori Ayaa Beeniyey Wararkkii ay Baahiyiin Horjoohayaal ka Tirsan Dowladda TFg-da ee Gobolka Gedo kaasoo Ku Aadanaa In ay Dileen Shiikh Fu&#8217;aad Isla Marakaana ay Hayana Meydkiisa<\/p>\n<p>Shiikh Fu&#8217;aad oo Maanta Shir Jaraa&#8217;id ku qabtay Gudaha Suuqa Bakaaraha Isagoo Garabka Ku watay Qorey Ak47 ayaa Cadeeyey in ay Been Abuur Yihiin Wararkii ay Baahiyeen dad Uu Ku Sheegay gaalo raac waa Sida Uu hadalka U Dhigay<\/p>\n<p>&#8221; Waxaan Ka farxinayaa Mu&#8217;miniinta I Jecel waxaana Ka Nixinayaa gaalada Iyo Inta raacsan Waxaan Ku baaqayaa In La Xoojiyo Jiaahdaka lagala soo Horjeedo Cadowga alle &#8221; Ayuu yiri Shiikh Fu&#8217;ad Max&#8217;ed Qalaf Abuu C\/raxmaan Assokori<\/p>\n<p>Sidoo Kale Shiikha oo ay ka Muuqatay Qiiro Iyo Farxad ballaaran ayaa Ku Qeyliyey &#8221; Waa Kan Shiikh Fu&#8217;aad Waa Kan Shiikh Fu&#8217;aad&#8221;<\/p>\n<p>Haddaba Shirka jaraa&#8217;id ee Shiikh Fu&#8217;ad Max&#8217;ed Qalaf Abuu C\/raxmaan Assokori ayaa Imaanaya Xili Xildhibaan Maxamuud Shiikh aadan uu Shaaciyey In ay hayaan Meyd Shiikh Fu&#8217;aad Iyadoo Sidoo kalena Uu cadeeyey In ay Suura Gal Tahay In Lagu aasay Qansax Dheere<\/p>\n<p>Si Kastaba ha ahaatee Hadalka Masuuliyiintaan ka Tirsan TFg-da ayaa Noqonayaa Mid Been Abuur ah oo ay Ku qal qal galinayaan Islaamiyiinta<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\"><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\"> <\/span><\/strong><\/span><\/strong><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Dacwada Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab Shiikh Fu&#8217;ad Max&#8217;ed Qalaf Abuu C\/raxmaan Assokori Ayaa Beeniyey Wararkkii ay Baahiyiin Horjoohayaal ka Tirsan Dowladda TFg-da ee Gobolka Gedo kaasoo Ku Aadanaa In ay Dileen Shiikh Fu&#8217;aad Isla Marakaana ay Hayana Meydkiisa Shiikh Fu&#8217;aad oo Maanta Shir Jaraa&#8217;id ku qabtay Gudaha Suuqa Bakaaraha Isagoo Garabka Ku watay Qorey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-381","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=381"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":390,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/381\/revisions\/390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}