{"id":38079,"date":"2017-06-20T23:55:51","date_gmt":"2017-06-20T20:55:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38079"},"modified":"2017-06-21T01:14:03","modified_gmt":"2017-06-20T22:14:03","slug":"raiisul-wasaaraha-xukuumada-federaalka-soomaaliya-xasan-cali-khayre-ayaa-si-kulul-u-cambaareeyey-weerarkii-qaraxa-loo-adeegsaday-ee-lagu-bartil-maameedsadeen-dad-rayid-ah-oo-ku-sugnaa-xarun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/raiisul-wasaaraha-xukuumada-federaalka-soomaaliya-xasan-cali-khayre-ayaa-si-kulul-u-cambaareeyey-weerarkii-qaraxa-loo-adeegsaday-ee-lagu-bartil-maameedsadeen-dad-rayid-ah-oo-ku-sugnaa-xarun\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul Wasaare Khayre oo Cambaareeyay Weerarkii Is Miidaaminta Ahaa Ee Wadajir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-264044\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khayre.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khayre.jpg 800w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khayre-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khayre-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khayre-740x493.jpg 740w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" data-attachment-id=\"264044\" data-permalink=\"https:\/\/horseedmedia.net\/2017\/04\/01\/raiisal-wasaare-kheyre-aniga-iyo-madaxweynuhu-waa-ku-jihaadaynaa-musuqmaasuqa\/khayre-7\/\" data-orig-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khayre.jpg\" data-orig-size=\"800,533\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"khayre\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khayre-400x267.jpg\" data-large-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khayre-740x493.jpg\" \/>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya \u00a0Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii qaraxa loo adeegsaday ee lagu \u00a0bartil-maameedsadeen dad rayid ah oo ku sugnaa xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu tacsi u diray dhammaan dadkii ku dhintay weeraka, waxana uu EEBBE uga baryey inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo isagoo intii dhaawacantayna u rajeeyey iney ka bogsadaan dhaawaca.<\/p>\n<div class=\"after-pragraph\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-0433446202541223\" data-ad-slot=\"6741738695\" data-ad-format=\"auto\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><\/ins><ins id=\"aswift_1_expand\"><\/ins><ins id=\"aswift_1_anchor\"><iframe id=\"aswift_1\" name=\"aswift_1\" width=\"746\" height=\"90\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/ins><\/div>\n<p>wuxuu sheegay in weerarkan lagu soo beegay xilli ay dadka Soomaaliyeed ku jireen diyaar garowga ciida iyo maalmihii u danbeeyey ee Bisha barakeysan ee Ramadan,<\/p>\n<p>\u201ctallaabadani waxa ka tarjumeyso ujeedooyinka gurracan ee kooxaha nabad-diidku ku doonayaan inay ku dhaawacaan dareenka dadka Soomaaliyeed si ay uga niyad jebiyaan rajada nabadda iyo dawladnimada ee aadka u sarraysa, waxaan caddeeynayaa in weerarada noocan ah aanay qaranka Soomaaliyeed ka leeexinayn waddada horumarka iyo dawladnimada\u201d ayuu yiri Ra\u2019isul Wasaare<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ururka \u00a0Al-Shabaab ay yihiin cadowga ummada Soomaaliyeed oo ay marwalba shacabka u gaarsadaan.<\/p>\n<p>\u201cKooxdan argagaxisada ah ee Al-Shabaab waa naflacaari u soo jeestay inay shacabka isku qarxiyaan oo ma wadaan dan Soomaaliyeed, mana heystaan diin, waana inaan meel uga soo wadajeesano oo juhdi walba aan ku bixinaa. Waxey rabaan inay taariikhda ummada baaba\u2019iyaan, waxey bartilmaameystaan maatada iyo carruurta, mana galaan wallaal.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambayntii, Ra\u2019iisul Wasaare Khayre wuxuu ugu baaqay dhalinyarada kooxdan ka tirsan inay ka faa\u2019iideystaan fursada Cafiska oo uu Madaxweyne Farmaajo u fidiyey si ay dib u dhiska dalkooda uga qeybqaataan. Dowlada ayaa u ballanqaadeysa in dhalinyaradaas la daryeelo oo ay helaan waxbarasho, daryeel iyo sidii ay bulshadooda ugu adeegi lahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya \u00a0Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii qaraxa loo adeegsaday ee lagu \u00a0bartil-maameedsadeen dad rayid ah oo ku sugnaa xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu tacsi u diray dhammaan dadkii ku dhintay weeraka, waxana uu EEBBE uga baryey inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-38079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38079"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38083,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38079\/revisions\/38083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}