{"id":38052,"date":"2017-06-20T01:06:00","date_gmt":"2017-06-19T22:06:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38052"},"modified":"2017-06-20T03:04:49","modified_gmt":"2017-06-20T00:04:49","slug":"koonfur-galbeed-oo-amartay-in-maxkamad-la-soo-taago-raggii-dilay-sheekh-maxamed-dayr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/koonfur-galbeed-oo-amartay-in-maxkamad-la-soo-taago-raggii-dilay-sheekh-maxamed-dayr\/","title":{"rendered":"Koonfur Galbeed Oo Amartay In Maxkamad La Soo Taago Raggii Dilay Sheekh Maxamed Dayr."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\">\u00a0<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/k-galbeed.jpg\" \/><\/div>\n<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\">Kadib shir xasaasi ah oo maanta ka dhacay Madaxtooyadda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo u dhaxeeyay Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha maxkamada, ayaa amar waxaa lagu bixiyay in maxkamad la soo taago raggii dilay Sheekh Maxamed Dayr.<\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineright \"><\/div>\n<p>Booliska Koonfur Galbeed, ayaa gacanta waxa ay ku hayaan saddex nin oo loo soo qabtay dilka wadaadkaan oo ay ku dhex dileen Masaajid ku yaal Bartamaha Magaalada Baydhabo, gaar ahaan Xaafadda Towfiiq.<\/p>\n<p>Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelay) Wasiirka hub ka dhigista Koonfur Galbeed, ayaa ka dalbaday masuuliyiinta maxkamadda raggaasi in si deg deg ah loo hor keeno sharciga oo aanan lala daahin.<\/p>\n<p>Waxa uu faray ruux kasta oo Shabaab ka tirsan ee loo soo qabto dil uu u gaystay qof Bulshada dhexdeeda muhiim ku ah in aanan xabsiga lagu sii haynin oo sharciga horay laga geeyo.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta maxkamada ciidamada ayaa balan qaaday inay si deg deg sharciga u horgeyn doonaan saddexda nin ee gacanta ay ku hayaan Booliska.<\/p>\n<p>Baaritaanada hadda socda ayeey sheegeen Saraakiisha haddii uu soo dhamaado in sharciga lagu qaado doono dadkaasi.<\/p>\n<p>Shabaab ayaa dilal arxan daro ah ka gaysta Magaalada Baydhabo oo xitaa ma cafiyaan qofka ku dhex jira Baydka ALLAH.<\/p>\n<div id=\"js_jq\" class=\"_5pbx userContent\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;K&quot;}\">\n<div id=\"id_59484c70a17aa1d07210674\" class=\"text_exposed_root text_exposed\">\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p><span style=\"color: #ff0000;\">warsom2011@gmail.com<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_3x-2\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Kadib shir xasaasi ah oo maanta ka dhacay Madaxtooyadda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo u dhaxeeyay Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha maxkamada, ayaa amar waxaa lagu bixiyay in maxkamad la soo taago raggii dilay Sheekh Maxamed Dayr. Booliska Koonfur Galbeed, ayaa gacanta waxa ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38052","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38052"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38067,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38052\/revisions\/38067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}