{"id":38034,"date":"2017-06-20T00:44:49","date_gmt":"2017-06-19T21:44:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38034"},"modified":"2017-06-20T00:56:58","modified_gmt":"2017-06-19T21:56:58","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-shaqsigii-dilay-wasiir-siraaji-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-shaqsigii-dilay-wasiir-siraaji-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Shaqsigii Dilay Wasiir Siraaji (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\">\n<header>\n<h1 class=\"entry-title\">Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo haystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Cabaas C\/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiiirkii hawlaha guud iyo dib udhiska xukuumadda Federaalka Somaliya.<\/h1>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Gudoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda.<\/p>\n<p>\u201cTaariikhdu markay ahayd 14\/06\/2017, Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka Sida waxay mar sadaxaad u fariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay eedaysane Dable Xoogga Axmad C\/laahi Cabdi (Caydiid) 29 jir ah ina Nadiifo Faarax Cabdi ku dhashay Galgaduud ka tirsan Ciidanka Badda XDS, Kaas oo Xafiiska Xeer Ilaalinta ciidamada qalabka sida ku soo eedeeyay dambiga ah dil bareer ah kadib markii uu 2(labo) xabadood ku riday gaari uu watay Marxuum Cabaas C\/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiirkii hawlaha guud iyo dib udhiska Xukuumada Federaalka hal xabad oo ka mid ahna ay wajiga kaga dhacday marxuumka sidaasna uu ku geeriyooday.<\/p>\n<p>03\/05\/2017 abaaro 19:00 habeenimo ,sidoo kale waxaa lagu eedeeyay in Tr 28\/04\/2017 abaaro 15:00 galabnimo uu sameeyay isku day dil kadib markii asagoo saaran gaari qooqan ah uu ku qabtay qorigii uu watay taliyaha saldhiga X\/jajab iyo askartii la socotay oo shaqo ka haayay Isgoyska ceel-gaab sidaasna looga qaaday Eedaysanaha qorigii uu watay.\u201d Ayuu yiri Gudoomiyaha Maxkamada<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida Somaliya ayaa intaasi hadalkiisa wuxuu ku daray.<\/p>\n<p>\u201cMarkay aragtay cadaymaha la horkeenay maxkamada horteeda oo ay ka mid yihiin cadaymaha laga qoray markhaatiyaasha, sawirada laga qaaday baabuurta la isticmaalayay, cabirada laga sameeyay goobta uu dilku ka dhacay, qoraygii loo adeegsaday dilka, warqada cadaynta dhimashada marxuumka, iyo warbixinta ay soo gudbiyeen waaxda baarista cilmiyaysan markay dhagaysatay Doodii u dhaxaysay dhinacyada xeer-ilaalinta CQS iyo qareenada difaacayay eedaysanaha.<\/p>\n<p>Sidaas darteed, Maxkamadda waxaa u caddaatay in D\/le Xoogga Axmad C\/laahi Cabdi (Caydiid), uu yahay dambiile galay dambiyada lagu soo oogay waxayna ku xukuntay Dil toogasho ah, oo ah qisaasta marxuum Cabaas C\/laahi Sh. Siraaji Sidoo kale maxkamadu waxay Amraysaa in xabsiga laga siidaayo Cusmaan Salaad Barre oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Somaliyed, hadii aan loo haysan dambi kale Ciddii aan ku qanacsanayn xukunka Maxkamadda waxaa u furan Racfaan.\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-68353 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-1.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-1-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-68354 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-2.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-2-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-68355 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-3.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-3-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-68356 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-4.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/DIL-4-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-12.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37982\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-12.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo haystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Cabaas C\/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiiirkii hawlaha guud iyo dib udhiska xukuumadda Federaalka Somaliya. Gudoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda. \u201cTaariikhdu markay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38034"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38045,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38034\/revisions\/38045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}