{"id":38014,"date":"2017-06-19T01:04:16","date_gmt":"2017-06-18T22:04:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=38014"},"modified":"2017-06-19T01:22:20","modified_gmt":"2017-06-18T22:22:20","slug":"yuusuf-garaad-waxba-kama-qaban-karno-xaalada-soomaalida-ku-dhaqan-dalkan-norway-waa-inay-ayagu-isku-tashadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/yuusuf-garaad-waxba-kama-qaban-karno-xaalada-soomaalida-ku-dhaqan-dalkan-norway-waa-inay-ayagu-isku-tashadaan\/","title":{"rendered":"Yuusuf Garaad&#8221; Waxba Kama Qaban Karno Xaalada Soomaalida Ku Dhaqan Dalkan Norway, Waa Inay Ayagu Isku Tashadaan&#8221;."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-269753\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/yusuf_garaad.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1406px) 100vw, 1406px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/yusuf_garaad.jpg 1406w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/yusuf_garaad-400x212.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/yusuf_garaad-768x407.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/yusuf_garaad-740x393.jpg 740w\" alt=\"\" width=\"1406\" height=\"746\" data-attachment-id=\"269753\" data-permalink=\"https:\/\/horseedmedia.net\/2017\/06\/18\/yuusuf-garaad-makala-hadley-dowladda-norway-heshiiska-dib-u-celinta-soomaalida\/yusuf_garaad\/\" data-orig-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/yusuf_garaad.jpg\" data-orig-size=\"1406,746\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"yusuf_garaad\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/yusuf_garaad-400x212.jpg\" data-large-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/yusuf_garaad-740x393.jpg\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibada ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa isbuucii lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalkan Norway. Isaga oo kulan la qaatay wasiirka arimaha dibada dalkan Norway, B\u00f8rge Brende.<\/p>\n<div class=\"after-pragraph\"><\/div>\n<p>Ilaa hada ma cada qodobada ay wasiiradu kaga wada hadleen kulankaas, iyo waxa ay isla meel dhigeen. Balse wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa kulankii uu la lahaa jaaliyada Norway, si kooban u sheegay waxa ay uga wada hadleen kulankaas, isaga oo kusoo koobay iskaashiga iyo xiriirka labada wadan.<\/p>\n<p>Wargeyska VG oo xiriir la sameeyay wasaarada arima dibada dalka Norway, ayaa qoray in qodobada kulankaas looga wada hadlay aysan kujirin arinta ku saabsan heshiiska dib u celinta ah oo ay Norway rabto inay Soomaaliya la gasho. Bale ay ka wada hadleen iskaashiga labada wadan iyo dhibaatooyinka guud ee geeska Afrika.<\/p>\n<p>Yuusuf Garaad ayaa dhanka kale soomaalida Norway si cad ugu sheegay in dowlada Soomaaliya, aysan wax ka qabin karin xaalada soomaalida ku dhaqan dalkan Norway, balse ay tahay inay ayagu isku tashadaan oo midoobaan. Si ay xaqooda wada jir ugu dhacsadaan, iyaga oo adeegsanayo shuruucda iyo qaanuunka u yaal Norway ama Yurub guud ahaan.<\/p>\n<p>Hadalka Garaad ayaa loo fasirin karaa siyaabo badan, iyada oo dadkii kulankaas joogay ay ku kala aragti duwanayaan ujeedka hadalka wasiir Garaad.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibada ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa isbuucii lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalkan Norway. Isaga oo kulan la qaatay wasiirka arimaha dibada dalkan Norway, B\u00f8rge Brende. Ilaa hada ma cada qodobada ay wasiiradu kaga wada hadleen kulankaas, iyo waxa ay isla meel dhigeen. Balse wasiirka arimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38016,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-38014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38014","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38014"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38024,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38014\/revisions\/38024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38016"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}