{"id":3801,"date":"2011-10-25T14:40:24","date_gmt":"2011-10-25T14:40:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3801"},"modified":"2011-10-25T14:40:24","modified_gmt":"2011-10-25T14:40:24","slug":"magaalada-nairobi-oo-48-saac-gudaheeda-ka-dhacay-laba-qarax-islamarkaana-ka-mid-noqotay-meelaha-ugu-amaanka-xun-bariga-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/magaalada-nairobi-oo-48-saac-gudaheeda-ka-dhacay-laba-qarax-islamarkaana-ka-mid-noqotay-meelaha-ugu-amaanka-xun-bariga-africa\/","title":{"rendered":"Magaalada Nairobi  Oo 48 Saac Gudaheeda Ka Dhacay Laba Qarax Islamarkaana Ka Mid Noqotay Meelaha Ugu Amaanka Xun Bariga Africa"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/embassy11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3805\" title=\"embassy1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/embassy11-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"334\" height=\"222\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/embassy11-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/embassy11.jpg 480w\" sizes=\"auto, (max-width: 334px) 100vw, 334px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Sida Uu Inoo Xaqiijiyay Wariyaha Dalka Kenya U Fadhiyo Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<strong> (Yaxye Cumar Xasan &lt;Yaa Yaxyaa&gt;)<\/strong> Amaanka Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya ayaa faraha kasii baxaya tan iyo markii ay dowladda Kenya ku dhawaaqday in ay duulaan ku gashay gudaha dalka Soomaaliya <em>islamarkaana ay la dagaalami doonto Xarakada Al-shabaab<\/em>.<\/p>\n<p>Falalka Qaraxyada iyo dilalka qorshaysan ayaa kusoo batay magaalooyinka waaweyn ee wadanka Kenya waana taxadigii ugu horeeyay oo ay Kenya wajahday tan iyo duulaanka ay dalka Soomaaliya kusoo gashay.<\/p>\n<p>Magaalada Narirobi ayaa 48 saac gudahood waxaa ka dhacay laba qarax oo lala eegtay muwaadiniin Kenyaan ah iyo waliba dadshacb ah Oo Joogay Meelaha ay Ku Caweeyaan Shacabka Kenyaanka ah<\/p>\n<p>Qaraxa hore wuxuu habeen hore ka dhacay goob lagu caweeyo oo Nairobi kutaal waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac Aad U Farabadan oo Soo Gaaray Dadkii Ku Sugnaa meeshaasi Lala Eegtay Qarayadaasi.<\/p>\n<p>Magaalada Nairobi Ee Caasimada Dalkaasi Kenya ayaa ah mid cabsi leh waxaana feejignaan ku jira Dadka Soomaalia Ah Eek u Ganacsada Xaafada Islii Ee Iyadoona ay ka baqanayaan In Ay Qabtaan Ciidamada Dalka Kenya oo Iyaga Lala Eeganaya Qaraxyadaasi Islamarkaana Ku Soo Kadib Qaraxa Ku So Qamaamaya Shacabka Soomaalida Ah<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Sida Uu Inoo Xaqiijiyay Wariyaha Dalka Kenya U Fadhiyo Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom (Yaxye Cumar Xasan &lt;Yaa Yaxyaa&gt;) Amaanka Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya ayaa faraha kasii baxaya tan iyo markii ay dowladda Kenya ku dhawaaqday in ay duulaan ku gashay gudaha dalka Soomaaliya islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3801","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3801"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3810,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3801\/revisions\/3810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}