{"id":37981,"date":"2017-06-18T00:15:48","date_gmt":"2017-06-17T21:15:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37981"},"modified":"2017-06-18T00:36:25","modified_gmt":"2017-06-17T21:36:25","slug":"maamulka-galmudug-oo-sheegey-in-ay-gacanta-kusoo-dhigeen-rag-la-sheegey-iney-dileen-4-qof-rayid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/maamulka-galmudug-oo-sheegey-in-ay-gacanta-kusoo-dhigeen-rag-la-sheegey-iney-dileen-4-qof-rayid-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka Galmudug oo sheegey in ay Gacanta kusoo dhigeen Rag la sheegey iney Dileen 4 qof rayid ah."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gmudug-qabasho-afar-qof.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37986\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gmudug-qabasho-afar-qof.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gmudug-qabasho-afar-qof.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gmudug-qabasho-afar-qof-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Xeer ilaaliyaha ciidanka Boliiska ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Maxamuud Cilmi, ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay shan dhallinyaro ah oo horay u dilay afar ruux oo xoolo dhaqato aheyd.<\/p>\n<p>Dilka afarta ruux ee xoolo dhaqatada aheyd ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>\u201cHowlgalka lagu soo qabtay eedeysanayaasha ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga Jariban, waxaana dhallinyaradaasi lagu eedeynayaa in ay dileen afarta qof ee xoolo dhaqatada aheyd\u201d, sidaasi waxaa yiri xeer ilaaliyaha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale mudane Maxamuud ayaa hadalkiisa sii raaciyay in maleeshiyaadka lasoo qabtay ay dagaal adag la galeen ciidanka Booliiska ah ee soo qabtay.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha ciidanka Boliiska ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Maxamuud Cilmi, sidoo kale waxaa uu hadalkiisa sii raaciyay in ay cadaalada hor geyn doonaan shanta ruux ee ay hadda gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37974\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-12.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37982\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-12.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37976\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha ciidanka Boliiska ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Maxamuud Cilmi, ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay shan dhallinyaro ah oo horay u dilay afar ruux oo xoolo dhaqato aheyd. Dilka afarta ruux ee xoolo dhaqatada aheyd ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga Gobolka Mudug. \u201cHowlgalka lagu soo qabtay eedeysanayaasha ayaa waxaa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37981"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37988,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37981\/revisions\/37988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}